Hordhac: Chelsea Vs West Ham : Kooxda Tuchel Guul Darro Ay Kala Kulmaan West Ham 2019-kii Ayaa Ugu Dambeysay

Chelsea ayaa kulan adag waxa ay ku marti gilinayaan West Ham , waana kulan ka mid ah Derby London

Xogta Kulanka

*Chelsea ayaa guul dareystay kaliya hal kulan 16-kii kulan ee ugu dambeeyay ee ay la ciyaareen West Ham  , November 2019-kii ayay aheyd waxaana waqtigaas looga badiyay hal gool.

*West Ham waa ay badiyeen sedex kulan oo qeyb ka ah 6-dii kulan ee ugu dambeeyay ee ay Chelsea la ciyaareen

*Chelsea waa badiyeen 6 kulan oo qeyb ka ah 16-kii kulan ugu dambeeyay horyaalka ee ay garoonkooda ku ciyaareen,.

*Raheem waxa uu West Ham ku leeyahay 8 gool iyo 6 caawin

Shaxda laga yaabo i Chelsea ku soo galaan ;Chelsea possible starting lineup:
Mendy; Fofana, Silva, Koulibaly; Azpilicueta, Gallagher, Jorginho, Cucurella; Mount, Sterling, Broja