Dhulgariir cabirkiisu yahay (7.6) Oo Ku Dhuftay Dalka Japan

Published: January 1, 2024 Ku dhawaad ​​32,500 oo guri oo ku yaal ismaamulka Ishikawa ee dalka…

Read More

Caasimadda Hindiya oo ceeryaamo la isla arki la’yahay xilli ay baaqdeen in ka badan 100 duulimaad

Published: December 28, 2023 Qabow aad u daran iyo ceeryaamo culus ayaa saameeyay isu socodka magaalada Delhi ee caasimadda Hindiya iyo qeybo kale oo ka tirsan waqooyiga Hindiya. In ka…

Read More

Erdogan oo Netanyahu la barbardhigay Hitler

Published: December 28, 2023 Madaxweynaha Dowladda Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa xasuusiyay hogaamiyaha Israaiil in 80 maalmood ay ka soo wareegatay markii ay bilowdeen weerarada Israa’iil ee Qasa, wuxuuna yiri…

Read More

Raysal wasaaraha Israa’iil oo jeediyay hanjabaad horleh xilli xaalad murugsan ay ka jirto Qasa

Published: December 26, 2023 Raysal wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in maalmaha soo socda ay…

Read More

Xamaas oo diidday hindise ay soo jeedisay Masar

Published: December 26, 2023 Warbaahinta Israa’iil iyo kuwa Carabta ayaa sheegaya in kooxaha Falastiin ee Xamaas…

Read More

Qarax dad ku dhinteen oo ka dhacay dalka ugu muslimiinta badan caalamka

Published: December 24, 2023 Ugu yaraan saddex iyo toban qof ayaa ku dhintay qarax ka dhacay warshad lagu farsameeyo birta nickel-ka oo ku taalla dalka Indonesia. Shilkan ayaa dhacay xilli…

Read More

Xog-hayaha guud ee Qaramada midoobey oo shegay tirada guud ee shaqaalaha QM ee lagu dilay Qasa

Published: December 23, 2023 Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres, ayaa fariin oo ku wadaagay baraha bulshada waxa u uku yidhi sida tan:: “136 ka mid ah shaqaalaheen Qasa…

Read More

Wararkii ugu dambeeyay ee doorashada DR Congo

Published: December 21, 2023 Maamulka doorashada ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo ayaa sheegay in natiijadii…

Read More

Malaysia oo dekadaheeda ka mamnuucaday maraakiibta wata calanka Israa’iil

Published: December 20, 2023 Malaysia waxay mamnuucday maraakiibta xamuulka qaada ee wata calanka Israa’iil inay ku soo xirtaan dekedaheeda, taasoo jawaab u ah ficillada Israa’iil ee Qaza, oo ay ku…

Read More

Maraykanka oo ku dhawaaqay bilowga hawlgal caalami ah oo ka dhan ah weerarada Xuutiyiinta ee Badda Cas

Published: December 19, 2023 War qoraal ah oo uu soo saaray xoghayaha gaashaandhiga Lloyd Austin ayuu ku sheegay in weerarada isa soo taraya ee Xuutiyiinta ay halis ku yihiin isu…

Read More