Wararkii ugu dambeeyay ee doorashada DR Congo

Published: December 21, 2023 Maamulka doorashada ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo ayaa sheegay in natiijadii…

Read More

Malaysia oo dekadaheeda ka mamnuucaday maraakiibta wata calanka Israa’iil

Published: December 20, 2023 Malaysia waxay mamnuucday maraakiibta xamuulka qaada ee wata calanka Israa’iil inay ku soo xirtaan dekedaheeda, taasoo jawaab u ah ficillada Israa’iil ee Qaza, oo ay ku…

Read More

Maraykanka oo ku dhawaaqay bilowga hawlgal caalami ah oo ka dhan ah weerarada Xuutiyiinta ee Badda Cas

Published: December 19, 2023 War qoraal ah oo uu soo saaray xoghayaha gaashaandhiga Lloyd Austin ayuu ku sheegay in weerarada isa soo taraya ee Xuutiyiinta ay halis ku yihiin isu…

Read More

Kuuriyada Waqooyi oo gantaal isaga kala goosha qaaradaha ku garaacday badda Japan.

Published: December 18, 2023 Waa tijaabadii shanaad ee masaafo dheer ah oo ay sameyso Pyongyang sanadkan,…

Read More

UK iyo Jarmalka oo ku baaqayaan ‘xabad joojin waarta’ ee Gaza

Published: December 17, 2023 Wasiirka arrimaha dibadda ee UK David Cameron iyo dhiggiisa Jarmalka Annalena Baerbock ayaa ku sheegay baahida loo qabo “xabad-joojin waarta” oo ka dhacda Gaza maqaal wadajir…

Read More

Amiirkii Dalka Kuwait Oo Geeriyooday

Published: December 16, 2023 Amiirkii Kuwait, Sheekh Nawaf Al-Axmed Al-Sabah ayaa dhintay isagoo 86 jir ah, sidaas waxaa ku dhawaaqay telefishanka Kuwait. Amiirkan ayaa hogaaminayey dalkan qaniga ku ah saliidda…

Read More

Ruushka oo markale cambaareeyey xasuuqa Israel ka wado dhulka Falastiin

Published: December 11, 2023 Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergey Lavrov ayaa sheegay in ay tahay “wax aan la aqbali karin” in Israa’iil ay u adeegsato weerarkii 7-dii Octobar ee…

Read More

Diyaarada F-16 oo uu leeyahay Mareykanka oo ku burburtay dalka Kuuriyada Koonfureed

Published: December 11, 2023 Diyaarad dagaal oo nooceedu yahay F-16 oo laga leeyahay dalka Mareykanka ayaa Isniintii ku burburtay biyaha dalka Kuuriyada Koonfureed kadib markii duuliyihii uu diyaarada ka booday.…

Read More

Dowlada UK oo u hanjabtay hogaamiyaha Scotland kadib markii uu la kulmay Erdogan

Published: December 11, 2023 Xoghayaha cusub ee arrimaha dibadda ee Britain David Cameron ayaa ku hanjabay inuu ka laaban doono taageerada xafiiska arrimaha dibadda ee Scotland ka dib markii wasiirka…

Read More

Shirka Doha Forum oo ka fumray Qatar

Published: December 10, 2023 Shirka Doha Forum oo ay ku kulmaan Madaxda dalalka caalamka iyo hay’adaha kala duwan ayaa maanta oo Axad ah ka furmay caasimada Qatar. Shirka sannadkan ayaa…

Read More