Gaza: Tiradda Dhimashada oo kor u dhaaftay 25.000

Published: January 21, 2024 Wasaaradda caafimaadka ee Gaza ayaa Axaddii sheegtay in tirada dhimashada ay kor u dhaaftay 25,000 iyadoo Israa’iil ay kordhisay weerarkeeda deegaanada koonfureed iyo duqeymaha waqooyiga. Duqeymaha…

Read More

Israel oo Duqeyn ku dishay Madaxii Sirdoonka Ciidamada Jamhuuriga IRAN

Published: January 20, 2024 Weerar ay Israa’iil ku qaadday caasimada Siiriya ee Dimishiq ayaa lagu dilay madaxii sirdoonka Ilaalada Kacaanka Iran iyo saddex kale oo Ilaalada ah maanta oo Sabti…

Read More

Colaadda ka taagan Badda Cas ayaa si weyn u saamaysey ganacsiga adduunka

Published: January 20, 2024 Isu socodka gaadiidka badda ee mara marinka Suweys iyo badda cas ayaa inay istaagaan ku dhow kadib markii Xuutiyiinta ay si aan kala sooc lahayn u…

Read More

IRAN oo sameysay Dhoolatus ku tijaabineyso difaaceeda Cirka

Published: January 19, 2024 Iran ayaa sheegtay maanta oo Jimce ah in ay si guul ah u fulisay dhoolatuska difaaca cirka iyada oo la adeegsanayo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn iyo…

Read More

Pakistan oo weerar qaaday kadib duqeyntii IRAN la beegsatay dalkeeda

Published: January 18, 2024 Ciidamada cirka Pakistan ayaa duqeymo dhanka cirka ah oo aargoosi ah ku qaaday Iran, iyaga oo la sheegay in ay bartilmaameedsanayaan fariisimaha dagaalyahanada Jabhada Xoreynta Balochistan.…

Read More

Mareykanka oo markale duqeeyey saldhigyada Xuutiyiinta

Published: January 18, 2024 Milateriga Mareykanka ayaa sheegay in ciidamadoodu ay duqeyn ku qaadeen goob ay yaleen 14 Gantaal oo Xuuthiyiinta doonayeen inay kasoo ridaan Yemen, waa weerarkii 4aad oo…

Read More

Deeq Daawo loo wado Falastiniyiinta & la heystayaasha oo gaartay Gaza.

Published: January 18, 2024 Shixnad dawo ah oo loo waday maxaabiista Israel ee ku jira gacanta Xamaas iyo shacabka Falastiiniyiinta ayaa gaartay Marinka Gaza. Deeqdan ayaa qeyb ka ah heshiis…

Read More

Sudan ayaa hakisay xiriirkii ay la lahayd urur goboleedka IGAD, kadib markii ay casumeen taliyaha ciidamada RSF

Published: January 16, 2024 Dowladda Suudaan ayaa Talaadadii hakisay xiriirkii ay la lahayd urur goboleedka IGAD ee bariga Afrika, iyagoo ku eedeeyay inay “xadgudub ku tahay” madax-bannaanida dalka, kaddib markii…

Read More

EU-da oo hogaamiyaha Hamas Sinwar ku daray liiska cunaqabataynta ee ‘argagixisada’

Published: January 16, 2024 Wadamada xubnaha ka ah Midowga Yurub ayaa Talaadadii ku daray hogaamiyaha siyaasadeed ee Xamaas Yahya Sinwar liiska cunaqabataynta ‘argagixisada’, taas oo ka dhigaysa in la xayiro…

Read More

IRAN oo duqeysay Waqooyiga Ciraaq & Siiriya

Published: January 16, 2024 Ciidamada Jamhuuriga ee IRAN ayaa xalay gantaalada ridada dheer ku duqeeyey xarun sirdoon oo ku taal magaalada Erbil ee ismaamulka Kurdida Ciraaq iyo gobalka Idlib ee…

Read More