Israel oo duqeysay gaadiidka gargaarka ee UNta, Waqooyiga Gaza

Published: February 6, 2024 Kolonyo gargaar bini’aadannimo ayaa waxaa haleeshay rasaas inay ku fureen ciidamada badda Israa’iil xilli ay gaadiidkaasi kusii jeedeen waqooyiga Marinka Gaza Isniintii shalay, sida ay sheegtay…

Read More

Senegal: Gacan ka hadal ka dhacay Baarlamaanka iyo Doorashada oo dib loo dhigay

Published: February 6, 2024 Golaha Shacabka ee dalka Senegal ayaa xiliga doorashada Madaxweynaha dalkaasi dib u dhigay illaa bisha December ee sanadkan, arrintan oo daba socota go’aankii Madaxweynaha dalkaasi uu…

Read More

Syria: Weerar drone oo lagu qaaday saldhiga Mareykanka oo ay ku dhinteen askarta kooxda SDF

Published: February 5, 2024 Shan dagaalyahan oo ka tirsan ciidamada Kurdiyiinta ee Dimuqraadiga Suuriya ee uu Mareykanka taageero ayaa lagu dilay weerar habeen hore lagu qaaday saldhig Mareykanka uu ku…

Read More

Senegal: Rabshado ka dhashay dib u dhigista Doorashada

Published: February 5, 2024 Dibad-baxayaasha iyo booliiska ayaa isku dhacay caasimadda Senegal ee Dakar ugu yaraan hal sarkaal oo sare oo mucaarad ah ayaa la xiray Axadii, maalin kadib markii…

Read More

lsreal oo ciidamo horleh looga dilay dagaalada ka socda Bartamaha iyo Koonfurta Gaza

Published: February 4, 2024 Xili dagaalka ka socda Gaza uu galayo bishii shanaad ayaa waxaa weli dagaalo xoogan ka socdaan Waqooyiga, Bartamaha iyo Koonfurta halkaasi oo ciidamo looga dilay militariga…

Read More

Mareykanka oo duqeynmo horleh la beegsaday Xuutiyiinta, Yemen

Published: February 4, 2024 Maraykanka iyo UK ayaa duqaymo cusub ku qaaday goobaha ay Xuutiyiintu maamulaan ee dalka Yemen, iyadoo ay sii kordhayaan weerarada ka dhanka ah kooxda Xuutiyiinta, kuwaas…

Read More

Mareykanka oo duqeeyey 85 goobood oo ku yaal Siiriya & Ciraaq

Published: February 3, 2024 Duqeyntan ayuu Mareykanka uga jawaabayaa weerarkii lagu dilay 3 askari oo ka dhacay todobaadkii hore saldhiga ay ku leeyihiin dalka Urdun, nawaaxiga xaduuda dalka Siiriya. Militariga…

Read More

Itoobiya oo Kordhisay Xaalada Degdegta ah ee la saaray gobalka Axmaarada

Published: February 2, 2024 Xildhibaanada baarlamaanka dalka Itoobiya ayaa maanta oo Jimce ah muddo kordhin u sameeyay xaaladda deg degta ah ee gobolka Amxaarada ee waqooyiga dalkaasi, halkaasoo sanadkii hore…

Read More

Boqorka Urdun oo ka digay Dagaal balaaran oo ka qarax gobolka sababo la xiriira weerarada Israa’iil ee Daanta Galbeed

Published: February 2, 2024 Boqorka Jordan Boqor Cabdallaha ayaa Khamiistii ka digay dagaal ka qaraxi kara gobolka sababo la xiriira “weerarada sii kordhaya ee Israa’iil” ka wado Daanta Galbeed ee…

Read More

Maraykanka oo ku goodiyey inuu duqeyn balaaran la beegsan doono maleeshiyaadka ay Iran taageerto

Published: February 2, 2024 Wasaarada Gaashaandhiga Mareykanka ayaa khamiistii wacad ku martay inay “jawaab dhinacyo badan leh” la beegsan doonto maleeshiyaad ay Iran taageerto oo mas’uul ka ahaa dilka saddex…

Read More