Wargeys-yada Yurub ayaa u arka soo laabashada Trump caqabad weyn

Published: November 6, 2024 by: Hanad Askar ShareTweet Wargeysyo badan oo ka soo baxa qaaradda Yurub…

Read More

TRUMP OO KU GUULESYTEY DOORASHADA MARAYKANKA!

Published: November 6, 2024 by: Horseed Staff ShareTweet Donald Trump ayaa ka adkaaday Kamala Harris si uu u noqdo madaxweynaha 47-aad ee Maraykanka. Donald Trump ayaa noqonaya Madaxweynihii labaad ee…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho ku jooga dalka Jarmalka.

Published: November 5, 2024 by: Hanad Askar ShareTweet Wafdi uu hogaaminaayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa fiidnimadii Isniinta gaarey magaalada Berlin ee dalka Jarmalka Madaxweynaha ayaa martiqaad ka…

Read More

Dadka Maraykanka oo maanta kala dooranaya Kamala Harris iyo Donald Trump

Published: November 5, 2024 by: Hanad Askar ShareTweet Malaayiin qof oo dadka Maraykanka kamid ah ayaa maanta u dareeraya goobaha codbixinta doorashada Madaxweynaha, Kongresska iyo Aqalka Senate-ka. Waxaa soo dhamaatey…

Read More

Turkiga oo ka hadlay xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya

Published: November 4, 2024 by: Ali. Y ShareTweet Wasiirka arrimaha dibadda Turkiga Hakan Fidan oo ka hadlayey Shirka Turkiga iyo Afrika ee ka socda dalka Jabuuti ayaa sheegay in siyaasadda…

Read More

Nin ku eedeysan dilkii foosha xumaa ee Nairobi ka dhacay oo la qabtey

Published: November 3, 2024 by: Horseed Staff ShareTweet Booliska Kenya ayaa gacanta ku dhigey Haashim Dhaqane Maxamuud oo loo haysto dilka saddex haween ah oo kala ahaa Waris Daa’uud, gabadh…

Read More

IMF ayaa bilaabi doonta dib u eegista barnaamijka amaahda Masar

Published: November 3, 2024 by: Ali. Y ShareTweet Sanduuqa Lacagta Adduunka ayaa bilaabi doona inuu dib u eegis ku sameeyo barnaamijka deynta Masar Talaadada, Ra’iisul Wasaaraha Masar Mostafa Madbouly ayaa…

Read More

Haweeney madow ah oo loo doortey hoggaanka Xisbiga Conservative-ka ee UK

Published: November 2, 2024 by: Abdirisaq Shino ShareTweet Kemi Badenoch ayaa loo doorteyin ay hogaamiso xisbiga Konserfatifka ee UK. Badenoch oo ah 44-jirkan ayaa noqonaysa haweeneydii ugu horreysay oo madow…

Read More

UK oo diiradda saaraysa muhiimada maalgashiga ganacsiga gaarka ah

Published: November 2, 2024 by: Ali. Y ShareTweet Ra’iisul Wasaaraha Britain Keir Starmer ayaa Sabtidii ballan qaaday dib u habeyn lagu dardargelinayo dhaqaalaha iyo dib u habeynta waaxda dadweynaha ka…

Read More

Kuuriyada Waqooyi ayaa ‘ diiday’ jawaabta Qaramada Midoobay ee gantaallada ballistic-ga

Published: November 2, 2024 by: Ali. Y ShareTweet Kuuriyada Waqooyi ayaa Sabtidii ” diiday” dhaleeceynta xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ee ku aaddan gantaallada ballistic-ga ee qaaradaha isaga…

Read More