Madaxweynaha Somaliland oo Ballan Qaaday Inuu Wax Walba u Hurayo Qabsoomidda Doorashooyinka

Xisbiyadda doorashadoodda waxaa ku lifaaqan lacagtii diiwaan gelinta oo $5 Milyan ah…” Madaxweyne Biixi Hargaysa (Dawan):-Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in xukuumadiisu ay wax walba u…

Read More

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Miisaaniyadda 2023

Qore: Maxamuud Walaaleeye Hargeysa-(Dawan):- Wasiirka Maaliyadda Dr Sacad Cali Shire ayaa sheegay inay ku guulaysteen diyaarinta miisaaniyadda sannadka dambe 2023 oo ka badan ta sannadkan, iyadoo ay jireen duruufo badan…

Read More

Waxaynu Xeerarkeena ku Qoranay in Tobankii sano ba mar la furo Ururada Siyaasada.” Cabdicasiis Samale

[embedded content] Ceerigaabo (Dawan):-Siyaasi Cabdicasiis Maxamed Samale  ayaa sheegay in xeerarka dalka u yaalla ay ku qoran tahay in  tobankii sano-ba  mar in la furo Ururada Siyaasada. Siyaasiga…

Read More

Xukuumada iyo Ganacsatada oo Wadatashi ka Yeeshay Caqabadaha Ganacsiga

Hargeysa-(Dawan):- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Dr Sacad Cali Shire ayaa sheegay in loo baahan yahay sidii xukuumada iyo ganacsatadu wadajir isaga kaashan lahaayeen horumarinta ganacsiga. Kulan ay  yeesheen madaxda Rugta…

Read More

Faa’idada ay Leedahay Cuntada Kulul ee Basbaasku ku Badan yahay

Qodobkeena saddexaaad ee barnaamijkeena caafimaadka waxa aynu ku soo qaadan doonaa faa’idada ay leedahay cuntada kulul ee basbaasku ku badan yahya, iyada oo ay bulshooyinka dunidu   ay ku kala duwan…

Read More

Barakacayaasha Burco oo la Barayo siday ula Tacaali lahaayeen Xummada

Qodobka labaad ee barnaamijkeena caafimaadka waxaa aynu ku soo qaadan doonaa, bulshada barakacayaasha magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer oo la barayo qaabkii ay ula tacaali lahaayeen xumada maalinba maalinta…

Read More

Shir lagu Gorfaynayo sidii looga Hortagi lahaa Kaneecada oo lagu Qabtay Borama

Qodobkeena koowaad ee barnaamijka caafimaadka waxa aynu ku soo qaadan doonaa   Magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal oo lagu qabtay kulankan oo looga hadlayay sidii loo dabar gooyn lahaa duumada…

Read More

Xidhiidhka Samfalka Iyo Cimriga Dheer!

[embedded content] Daraasada lagu baahiyay Wargeyska Times ayaa cadeeyay  in qofka akhlaaqda wanaagsan ee aad u ilaaliya xuquuqda bulshada uu ka cimri dheeraado dadka dhibta badan ee xadgudbku…

Read More

Wakhtiga Ayaa Muhiim Noo Ahaa!

[embedded content] Dalka Spein Darwal tareen ayaa gurigiisa iska tegay ka dib markii uu jiray safar qaatay 300 Rakaabka ayaa muddo dheer sugayay darwalka oo aaminsanaa in uu…

Read More

Fadliga Kurbada Laga Kor Qaado Muslinka!

[embedded content] Saxaabiga Abuu Hureyra (Rc) wuxu Rasuulka Allah (scw) ka weriyay in uu yidhi: “ Qofkii ka fayda (ka dulqaada) qof mu’min ah kurbo (dhibaato) ka mid…

Read More