Qandaraaslayaal Dhismooyin oo lagu xir xiray Turkiga iyo kuwo kale oo la baadi goobayo

Dowladda Turkiga ayaa bilowday howlgalo lagu xir xirayo qandaraaslayaal dhinaca dhismooyinka, gaar ahaan kuwii dhisay guryihii ku burburay dhul-gariirkii dhawwaan ku dhuftay qeybo kamid ah dalkaasi. Warbaahinta dalka Turkiga ayaa…

Read More

Dowladda Turkiga oo xabsiga dhigtay Qandaraaslayaal dhisme

Dowladda Turkiga ayaa Xabsiga dhigtay 33 qandaraasleyaal dhismo sababo la xiriira cillado dhanka dhismaha ah iyo…

Read More

Amiirka Qatar oo loo Oggolaaday in uu iibsado Kooxda Manchester United iyo Lacagta …

Maamulka xidhiidhka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa go’aamiyay haddii Man United ay dalab ka gudbin karaan Bilyaneerada Qatar ee uu ugu horreeyo amiirka dalkaas Sheikh Thamim Bin Hamad Al…

Read More

Somaliland oo dagaalkii ugu cuslaa saaka ku qaaday Laascaanood

Maamulka Somaliland ayaa saaka dagaalkii ugu cuslaa ku qaaday magaalada Laascaanood sida ay ku soo warramayaan goob-joogayaal. Ciidamada Somaliland ayaa maalintii todobaad oo xiriir ah duqayn aan kala sooc lahayn…

Read More

Laascaanood oo Maalintii 7aad laga maqlayo daryanka Madaafiic iyo tacshiirad culus

Rasaas culus iyo qaraxyo waaweyn ayaa saaka laga maqlayaa Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, halkaasoo ay maalintii 7aad ku dagaalamayaan ciidamada Somaliland iyo kuwa degaanka ee SSC. Dagaalka xoogiisa ayaa…

Read More

Nabadoon Cabdiraxmaam Jimcaale Agoon oo la dilay iyo Madaxweyne ka hadlay Dilkiisa

Kooxo hubeesan oon heebtooda la garan ayaa xalay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle ku dilay Nabadoon Cabdiraxmaan Jimcaale Agoon oo kamid ahaa waxgaradka Jowhar caanka ka ahaa. Nabadoonka oo…

Read More

Muuse Biixi oo Xaalada Laascaanood iyo sida laga yeelayo kala shiray 10-Urur Siyaasadeed (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa caawa shir Gudoomiyey kulan ay isugu yimaadeen tobanka urur siyaasadeed ee u soo baxay tartanka xisbiyada siyaasadda ee maamulka Somaliland . Shirkan uu…

Read More

Qarax goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho iyo Faahfaahino kasoo baxaya

Waxaa goordhaw qarax jugtiisa si weyn looga maqlay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho uu ka dhacay agagaarka xarunta degmada Hodan. Sida aan wararka ku helnay qaraxa dhacay ayaa la sheegay…

Read More

Ilmo labo bilood jira oo Shan maalin Kaddib isaga oo nool burbur laga soo hoos saaray

Kooxaha gurmadka degdega ee dowladda Turkiga ayaa wali wada baadigoobka dad nool iyo kuwa dhintay oo ay ka dhax raadinayaan burburka dhismayaashii ku dumay dhul-gariirkii ku dhuftay magaalooyin Turkiga kuyaalla.…

Read More

Ha Noqon Sidii Columbus!

Qof waliba wuxuu doonayaa in uu farxaan ahaado. Laakiin waxa aan soo ogaaday, ku dhawaad qof kasta oo aan faraxsanayn haddii aad sii gudo gasho in uu kuu qiran doono…

Read More