Man United Oo Xaqiijisay Xiddig Muddo Dheer Dhaawac Uga Maqnaan Doona Kooxda.

Kooxda Man United ayaa xaqiijisay in uu xiddig kooxda ah garoomada ka maqnaan doono muddo kadib dhaawac soo gaadhay.

Xiddiga dhaawaca la dhibaatoonaya ee Anthony Martial ayaa lagu soo waramayaa in uu garoomada ka maqnaan doono.

Man United ayaa xaqiijisay in dhaawac lagu guulaystay lagu sameeyay xiddiga kadib markii uu dhaawac ka soo gaadhay gumaarka.

Man United ayaa xaqiijisay in uu Martial garoomada ka maqnaan doono muddo 10 todobaad ah kadib dhaawaca soo gaadhay.

Warkan ayaa dhirbaaxo ku ah kooxda Man United oo ku dhibaatoonaysa dhinaca weerarka xilli ciyaareedkan.