UPDATE: Xulalka U Soo Baxay Wareega Group-yada Tartanka Koobka Africa.

Waxa si Rasmi ah loo soo afjaray kulamadii wareega Group-yada tartanka koobka Africa.

Kadib kulamo badan oo la ciyaaray waxa la ogaaday 16-ka xul ee isugu soo hadhay wareega xiga ee tartanka.

Qaar ka mid ah xulalka ugu awooda badan qaarada kana mid yihiin Algeria iyo Ghana ayaa si Rasmi ah uga hadhay tartanka koobka Africa.

Xulal aan la filayn in ay wareegan u soo gudbaan sida Mauritania iyo Nambibia aya iska xaadriyay wareega xiga ee tartanka.

Hadaba Halkan Hoose kaga bogo xulalka u gudbay wareega 16-ka tartanka koobka Africa.