Fahad Yaasiin: “Madaxweyne dharbaaxo rag bey kugu dirtaa ee kaama dhiciso”

Taliyihii hore ee Heyadda Nabad sugida iyo sirdoonka Somalia Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa soo saaray qoraal ku socda Madaxweynaha Somalia kaasoo uu kaga hadlayo xad gudubka Itoobiya ku sameysay madax banaanida Somalia.

Fahad Yaasiin ayaa Madaxweynaha u soo jeediyey talooyin la xiriira sida ugu haboon ee uu wajahayo xiisada Somalia iyo Itoobiya

HOOS KA AKHRISO QORAALKA FAHAD YAASIIN

– Advertisement –






Previous articleLabo ka mid ah la heystayaashii Israel ee gacanta ugu jiray Xamaas oo la dilay