Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo fur horyaalka Kubadda Cagta Puntland.

Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland  Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa furay Horyaalka Kubada Cagta Puntland.

Tartanka oo ay ka qayb gelayaan 10 kooxood oo ah kuwa heerka 1-aad ayaa lagu qabanayaa Garoomada Kubada Cagta ee Mirre Awaare Garoowe iyo Cawaale Gaalkacayo oo midkiiba ay ku dheelayaan 5 kooxood.

Hoos ka fiirso sawirada.

PUNYLAND POST.