Boqoradii Ingiriiska Oo Geeriyootay

Boqoradii Ingiriiska Elizabeth Il oo da’deedu ahayd 96 sanno ayaa geeriyootay caawa, sida uu shaaciyey qasriga Buckingham Palace.

Bogoradan oo ahayd boqorrada ugu muddada dheer UK ayaa xukunka haysay muddo 70 sano ah, iyadoo talada la wareegtay markii uu geeriyooday aabaheed Boqor George, sanadkii 1952-dii.

Prince Charles, oo ah curadka caruurta boqorad Elizabeth Il ayaa noqonaya boqorka boqortooyada, isagoo haatan da’diisu tahay 73 sanno.

Horseed Media