Biden: Israel way iga ogolaatay in gargaarka loo fasaxo Gaza!

Published: October 19, 2023 Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden oo shalay booqasho gaaban ku tagay Israel ayaa kahor intuusan Tel Aviv ka dhoofin shir jaraa’iid oo uu qabtay ku sheegay waxay…

Read More

USA: Xildhibaanada Golaha Wakiilada ayaa markii 2aad u diiday Jordan inuu noqdo Guddoomiyaha Aqalka

Published: October 19, 2023 Inta badan xildhibaanada Golaha Wakiilada Mareykanka ayaa diiday codsiga hoggaamiyaha xagjirka ah ee xisbiga Jamhuuriga, Mr.Jim Jordan inuu noqdo Guddoomiyaha Golaha markii labaad Arbacadii shalay, Aqalka…

Read More

Madaxda Falastiin, Masar iyo Jordan oo diiday inay la kulmaan Biden

Published: October 18, 2023 Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden oo taageero weyn u haya Israel ayaa maanta booqasho saacado qaadanaya ku tagay Tel Aviv, halkaasi oo uu kulamo kula leeyahay xukuumada…

Read More

Antonio Guterres  oo ku baaqay xabad-joojin dagaalka Gaza

Published: October 18, 2023 Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa soo saaray bayaan uu ku cambaareynayo weerarka lagu qaaday isbitaal ku yaalla Gaza oo la tilmaamay in Israa’iil…

Read More

Mareykanka, France iyo UK oo qaadacay Qaraarkii Gaza ee uu Ruushka horgeeyey Golaha Amaanka

Published: October 17, 2023 Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa xalay ku guuldareystay inay meel mariyaan qaraar uu soo jeediyay Ruushka oo ku baaqayay xabbad-joojin bini’aadannimo oo ka dhacda Gaza.…

Read More

Belguim: Weerar ka dhacay Brussels oo lagu dilay 2 qof oo u dhashay Sweden

Published: October 17, 2023 Booliiska Belgian ayaa subaxnimadii hore ee Salaasada gacanta ku dhigay nin looga shakisan yahay in uu hubaysnaa oo dilay laba qof oo iswiidhish ah. Ninkan la…

Read More

Madaxweynaha Ruushka Putin oo booqasho ku tagay wadanka Shiinaha

Published: October 17, 2023 Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa maanta oo Talaada ah gaaray Shiinaha si uu ula kulmo Xi Jinping, iyagoo xoojinaya xiriirkooda shir madaxeed la filayo in looga…

Read More

Shiinaha oo xabad-joojin ugu baaqay Israel iyagoo ergaygooda Bariga Dhexe u diray gobalka

Published: October 17, 2023 Ergeyga gaarka ah ee Shiinaha u jooga bariga dhexe Zhai Jun ayaa booqan doona gobolka, iyadoo uu socdo dadaalka xalka loogu raadinayo dagaalka u dhaxeeya Israel…

Read More

Sisi: Dagaalka Israa’iil wado maaha is-difaacid ee waa ciqaab-wadareedka shacabka Gaza

Published: October 15, 2023 Madaxweynaha Masar Cabdifatax al-sisi oo maanta kulan la yeeshay Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Maraykanka Antony Blinken oo maalmahan ku jiray safaro uu ku marayo dalalka Barriga…

Read More

Ukraine: Ciidamada Ruushka oo qabsaday magaalo muhiim ah

Published: October 15, 2023 Ciidamada Ruushka ayaa guulo ka gaaray weerarkooda Ukraine, Madaxweyne Vladimir Putin ayaa sheegay maanta oo Axad ah, goobaha ay qabsadeen waxaa kamid ah magaalada Warshadaha ee…

Read More