Tahriibayaal ku dhintay doon ku degtay badda Mediterranean-ka

Published: April 11, 2024 Siddeed qof oo uu ku jiro ilmo ayaa dhintay kadib markii ay degtay doon tahriibayaal ah oo doonayay inay ka gudbaan badda Mediterranean-ka. Ciidamada Illaalada Xeebaha…

Read More

Yemen: Mareykanka iyo Britain oo 7 duqeymo cirka ah la beegsaday xeebaha Yemen

Published: April 11, 2024 Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegay shalay gelinkii danbe ah in gobolka xeebta ee Al-Xudeydah ay ka dhaceen todobo weerar oo dhanka cirka ah oo ay geysteen…

Read More

Ismail Haniyeh oo sheegay in dilka wiilashiisa aysan waxna ka bedalayn go’aanka Xamaas

Published: April 11, 2024 Weerarkii shalay ay ciidamada Israel ku dileen sadex wiil oo uu dhalay hogaamiyaha Siyaasada ee Xamaas, Ismail Haniyeh ayaa la sheegay inuu caqabad kale ku noqday…

Read More

Midowga Yurub oo meelmariyey heshiiska dib u habaynta socdaalka iyo magangelyo doonka

Published: April 11, 2024 Wada xaajood qaatey muddo 9 sanadood ah kadib, baarlamaanka Yurub ayaa ansixiyay dib u habeyn weyn oo lagu adkeynayo sharciyada socdaalka iyo magangalyada ee dalalka Midowga…

Read More

Ugu yaraan 94 qof ayaa ku dhintay musiibo ku dhacday dooni ay la socdeen Mozambique

Published: April 8, 2024 Inta la xaqiijiyey 94 qof ayaa ku dhintay 26 kalena waa la la’yahay ka dib markii doon macmal ah oo buux dhaaftay ay ku degtay waqooyiga…

Read More

Isra’iil oo ciidamadeedi kala baxdey koonfurta Gaza

Published: April 7, 2024 Israa’iil ayaa la baxday qayb badan oo ka mid ah ciidamadeeda dhulka ee koonfurta Gaza, sida ay ku warrantay warbaahinta Israa’iil. Sababta ka danbeysa go’aankan ayaan…

Read More

Xamaas oo sheegtay inay askar badan ka dishay Israel

Published: April 6, 2024 Garabka Militari ee Xamaas ee Qasaam ayaa sheegay inay dileen ugu yaraan 14 askari oo Israa’iiliyiin ah iska horimaad socday dhowr saacadoodkii ee la soo dhaafay.…

Read More

Gargaar kooban oo loo fasaxay Waqooyiga Gaza iyo Cadaadiska saaran Israel oo sii kordhaya

Published: April 6, 2024 Waxaa maanta oo Sabti ah waqooyiga Gaza gaaray gaadiid kooban soo sida gargaarka bini’aadamnimo kadib markii Israel uu cadaadis uga yimid dhinaca Beesha Caalamka. Dhowr gawaarida…

Read More

Ruushka oo duqeyn xoogan ka geystay Kharkiv, Ukraine

Published: April 6, 2024 Laba weerar oo uu Ruushku ku qaaday magaalada Kharkiv oo ah magaalada labaad ee ugu weyn dalka Ukraine, ayaa waxaa ku dhintay sideed qof oo rayid…

Read More

Ciidamada Ecuador oo xoog ku galay Safaaradda Mexico

Published: April 6, 2024 Booliiska Ecuador ayaa weeraray safaaradda Mexico ee magaalada Quito si ay u xiraan madaxweyne ku xigeenkii hore ee dalkaas Jorge Glas, kaasoo Mexico ay siisay magangalyo…

Read More