Graham Potter Oo Walaac Ka Muujiyay Dhaawacii Soo Gaadhay Xiddiga Wesley Fofana

Chelsea ayaa wajaheysa sugitaan walaac leh si ay u ogaadaan heerka uu gaarsiisan yahay dhaawac jilibka ah ee soo gaadhay daafaca kooxda ee Wesley Fofana kulankii ay xalay ka badiyeen…

Read More

Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni oo Kenya ka raalligeliyey hadalkii kasoo yeeray wiilkiisa

Yoweri Museveni Madaxweynaha Uganda ayaa dalka Kenya raalligelin guud ka siiyay haddallo uu Twitteka soo dhigay…

Read More

Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland oo Shirweynaha Xisbiga Xukuumada Ingiriiska kaga hadlay Qadiyadda Somaliland

Dr Ciise oo la Kulmay Jaaliyadda Birmingham ee Ingiriiska London-(Dawan):- Wasiirka wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga  Dr Ciise Kayd Maxamuud oo socdaal shaqo ku jooga dalka Ingiriiska ayaa ka…

Read More

Xikmadaha

[embedded content] Haddii aad isu taagtid inaad hawl qabato ama in aad dadka fikrad ka dhaadhiciso waa inaad isu taagtaa sidee geedka oo kale, waayo geedku marna ma…

Read More

Fikirka Nolosha Iyo Faylsuufka

Erayga Falsafad waa eray Giriig oo macno ahaan noqonya “ Jacaylka Xikmadda”, waana daraasad lagu samaynayo mushkuladaha guud iyo kuwa asaasiga ah, jiritaanka, aqoonta, qiyamka, luqadda iyo caqliga. Waxaana ay…

Read More

Tartanka Codka Shimbiraha!

Tartanka heesaha iyo codka shimbiraha ayaa  lagu qabtay dalka Thailand, waxaana ka soo qayb galay dad aad u badan oo dawadayaal ka ahaa Tartankaasi. Sida laga soo daabacay website-ka” CGTN”,…

Read More

La Yaabka Kiisaska Maxkamadaha Caalamka!

[embedded content] Markii Kiiska lagu qaadayay Maxkamad ku taalla dalka Maraykanka ayuu garyqaanka u doodayay dhibanaha dhintay, weydiiyay Dhakharkii eedaysanaha ahaa ee qaliinka ku sameeyay “ Ma xusuusan…

Read More

Ancelotti oo Shaaciyey Waqtiga uu ka Tegayo Real & Saddexda Tabobare ee u Sharraxan Beddelkiisa

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa kala xulanaysa saddex tababare oo ay ku beddelayso Carlo Ancelotti oo laba maalmood ka hor shaaciyey waqtiga uu ka tegayo Santiago Bernabeu oo uu…

Read More

Erik Ten Hag oo Doortay Afar Xiddig oo Hoggaamin Kooxda iyo Ronaldo oo Laga Reebay

Cristiano Ronaldo ayaa laga saaray liiska afarta ciyaartoy ee hoggaamiyeyaasha Manchester United ah, xilli uu laacibka reer Portugal kursiga kaydka u dhacay oo uu ku jiro xaalad adag. Ronaldo ayaa…

Read More

Anthony Martial oo Hal Shardi u Xidhay United, si uu Heshiis Cusub ugu Saxeexo Kooxda

[embedded content] Anthony Martial ayaa lagu soo waramayaa inuu doonayo in uu ballan qaad ka helo tababaraha Kooxda Man United ee Erik Ten Hag ka hor inta uuna…

Read More