Baaris iyo Fatash lagu sameeyay Safaarad ay leedahay Soomaaliya iyo 9 fal dambiyeed oo…

Xafiiska Hantidhowrka guud ee JFS ayaa u gudbiyey xafiiska Xeer-ilaaliyaha guud ee qaranka warbixin baariseed fatash ah oo Xafiiska Hantidhowrka uu ku sameeyey safaaradda dowladda Soomaaliya ku leedahay magaalada Masqat ee dalka Cummaan.

Baarista iyo fatashka lagu sameeyay xarunta safaarada Soomaaliya ee dalka Cummaan ayaa lagu caddeeeyay iyo safiirkii Soomaaliya dalkaasi u joogay iyo masuuliyiin kale ay sameeyeen musuqmaasuq, ku takrifal awoodeed iyo iibsasho hanti dowladeed.

Halkan ka Akhriso baarista iyo fatashka lagu sameeyay safaaradda

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
[email protected]

– Advertisement –






Previous articleTirada kooxda Al Shabaab saakay looga dilay weerarkii ay Balcad ku qaadeen oo la Shaaciyay