Arteta ” Man United Hal Arin Ha Sii Ogadaan Ka Hor Kulanka Axadda”

Tababaraha Arsenal ee Arteta ayaa xusay in si uu u adag yahay kulanka ay axadda ku wajahayaan United oo ay marti ugu yihiin kulan wareegga 4-aad ka tirsan

” Kulan waliba PL ah wa adag yahay , koox waliba aad la ciyaareyso kulankeeda waa adag yahay mana filayo in wax ka duwan taasi ay dhaceyso kulanka United”.

Mar la weydiiyay muhiimadda ay leedahay in Old Trafford ku soo badiyaan axadda”  wax cusub ma aha, horay ayaan ugu soo badinnay waxaan haatan ku qasbanannahay in aan sidaas sameyno , waan isku kalsoonahay”

” Inkastoo hishiisyo muhiim ah ay soo sameeyen hadana waxaan leeyahay waa aynu tartameynaa” ayuu sii raaciyay macalinka Arsenal

Waxaa xusid mudan in Arsenal  ay wada badiyeen 5-ta kulan ee ay illaa haatan ka ciyaareen horyaalka