Somaliland oo ku baaqday in taageero loo muujiyo Shacabka reer Falastiin

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee Somaliland ayaa warqad ay soo saartay, waxay imaamyada masaajida fartay in khudbada Jimcaha maanta duco iyo taageero loogu muujiyo shacabka reer Falastiin.

Waxay sheegeen inay shacabkaas ugu duceynayaan, inuu Alle ka dulqaado dhibaatada isugu jirta dhimashada iyo dhaawaca ee ay wajahayaan iyo dabcan cunaqabateyn dhan walba ah oo haysata.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA SOMALILAND

– Advertisement –






Previous articleIsrael oo shacabka Falastiin ku amartay iney 24 saac uga baxaan Magaalada Gaza