Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud oo War ka soo saartay qaraxii lagu laayey shaqaalaheeda (Akhriso)

Shirkadda Isgaarsinta Hormuud ayaa sheegtay in lix ka mid ah shaqaalaha Shirkadda ay ku naf waayeen qarax galabta lagula eegtay deegaanka Garasbaalley ee duleedka Muqdisho.

“Waxa aan ehellada, asxaabta, shaqaalaha shirkadda, iyo bulshada Soomaaliyeed uga tacsiyeynaynaa geerida shaqaalihii ku naf waayay falkaan gurracan, waxaana Alle uga baryeynaa in uu Janatul Fardowsa ka waraabiyo” ayaa lagu yiri War saxaafadeed ka soo baxay shirkadda oo u qornaa sidatan hoose:-

– Advertisement –






Previous articleLix ka mid ah Shaqaalaha Hormuud oo ku dhintay qarax ka dhacay duleedka Muqdisho