Madaxweyne Deni oo magacaabay La-taliyaha sare ee arimaha Amniga.

Madaxweynaha  Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa wareegto uu soo soo saaray  ku magacaabay La-taliye Sare ee Madaxweynaha ee Arrimaha Aminga.

Madaxweyne Deni ayaa  Gen.Maxamed-Amiin Cabdullaahi Xaaji Khayr u magacaabay La-taliye Sarre ee Madaxweynaha ee Arrimaha Aminga.

24-Nov-2021 madaxweyne ayaa Gen.Amiin Xaaji Khayr u magacaabay agaasimaha Hay,adda PSF, magacaabistaan oo khilaaf ka dhashay uu  sababtay dagaal ka dhacay magaalada Boosaaso kadib markii taliska PSF ay ka hor yimaadeen.

PUNTLAND POST.