(Akhriso) Madaxweyne Deni oo wareegto ku Magacaabay la taliye cusub

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 11 ee 5-ta May 2024, kuna saabsan magacaabid La-taliye Sare ee Madaxweynaha ee Arrimaha Aminga.

Madaxweynaha Dowladda Puntland

Markuu arkay:  Dastuurka  Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad.

Markuu arkay: Aqoontiisa, kartidiisa iyo waayo-aragnimadiisa shaqo.

Wuxuu xeeriyey:

  1. Waxaa Gen.Maxamed-Amiin Cabdullaahi Xaaji Khayr loo magacaabay La-taliye Sarre ee Madaxweynaha ee Arrimaha Aminga.
  2. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, Wuuna saxiixay.

-DHAMMAAD-

– Advertisement –






Previous articleXamse Barre oo ka hadlay muhimada uu leeyahay qorshaha NTP (Sawirro)