DF oo Shaacisay in Shirqool lagu dilay Odayaal kasoo jeeda Beesha Baadicadde

Wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka xukuumadda Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareesay qarax xalay lagu dilay nabaddoonno kasoo jeeda gobolka Hiiraan gaar ahaan beesha Baadicadde.

Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in kooxda Al Shabaab ka dambeeyeen qaraxa lagu dilay nabadoonadda oo kusii jeeday deegaanka Buq-aqable ee gobolka Hiiraan.

Qoraalka kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha ayaa u qornaa sida tan:

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
[email protected]

– Advertisement –






Previous articleWilliam Ruto oo xil cusub u magacaabay Madaxweynihii uu xilka kala wareegay ee Uhuru