Miyuu Pep Guardiola Ka Cabsanayaa In Uu Ku Aado PSG? Halkiisa Ayaa Laga Dareemay.

Kadib guushii 3-1 ahayd ee ay ka gaareen Sevilla tartanka Champions League, tababaraha Manchester City Pep Guardiola ayaa fikirkiisa ka dhiibtay isku aadka wareega labaad ee tartanka ugu caansan Yurub.…

Read More

Bellerin Oo Xavi Bar-Bar Dhigay Klopp Iyo Guardiola.

Xiddiga kooxda Barcelona ee Hector Bellerin ayaa difaacay tababaraha kooxdiisa ee Xavi kadib markii ay kooxdu ka hadhay champions League xilli ciyaareedkan inkasta oo ay si fiican isku xoojisay. Barcelona…

Read More

Liverpool vs Bayern Munich & Saadaasha Isku Aadka Wareega 16-ka Champions League Oo La Shaaciyay.

Kooxda Liverpool ayaa la saadaaliyay in ay 40% ku aadi doonto kooxda Bayern Munich wareega 16-ka ee tartanka champions League xilli mid kasta oo ka mid ah kooxaha premier League…

Read More

Premier League Oo Loogu Baaqay In La Joojiyo Ka Hor Koobka Adduunka, Sabab.

Horyaalka Premier League ayaa loo sheegay in la joojiyo kulamada ugu dambeeya ka hor inta uusan bilaaban koobka adduunka. Iyadoo wax ka yar 3 todobaad ay ka harsan tahay bilaabashada…

Read More

RASMI: Xulka Japan Oo Noqday Xulkii Ugu Horeeyay Ee Soo Saara Liiska Kama Dambaysta Ah Ee Ay Kaga Qayb Gali Doonaan Koobka Adduunk.

Xulka qaranka Japan ayaa noqday xulkii ugu horeeyay ee soo saara Liiska kama dambaysta ah ee xiddigaha uu kaga qayb gali doono koobka adduunka. Bilabashada koobka adduunka ayay haatan inaga…

Read More

Tartanka Gool Dhalinta Champions League Oo Meel Xiiso Leh Maraya Kadib Markii La Soo Afjaray Wareega Group-yada.

Waxa la soo afjaray wareega Group-yada tartanka champions League kadib markii uu muddo socday isla markaas lagu raaxaystay daawashadiisa. Waxa jira xiddigo soo bandhiay qaab ciyaareed cajiib ah isla markaas…

Read More

Liverpool, PSG, Inter, Milan & Kooxaha Ay Real Madrid Ku Aadi karto Wareega 16-ka Champions League.

Waxaa la soo gaba gabeeyay wareega group-yada Champions League, Real Madrid ayaan sii wadata difaacashada tartanka ay ku guulaystay xilli ciyaareedkii hore iyada oo u gudubtay wareega 16-ka. Real Madrid…

Read More

PSG, Dortmund, Inter & Kooxaha Ay Chelsea Ku Aadi Karto Wareega 16-ka Champions League.

Kooxda chelsea ayaa xaqiiqsatay kaalinta 1-aad ee Group-kooda kadib markii ay soo dhamaystay kulamada tartanka champions League xilli ciyaareedkan. Chelsea ayaa haatan sugaysa isku aadka wareega 16-ka oo la samayn…

Read More

Potter Oo Ka Warbixiyay Xaalada Ben Chilwell Kadib Dhaawac Halis Oo Soo Gaadhay.

Tababaraha Kooxda chelsea Graham Potter ayaa ka warbixiyay xaalada daafaca Ben Chilwell kaas oo ku dhaawacmay kulankii champions League ee ay Blues garaacday kooxda Dinamo Zagreb. Xiddiga Chilwell ayaa u…

Read More

RASMI: Kooxaha Iska Xaadiriyay Wareega 16-ka Champions league Oo Dhamaystiran.

Waxa la soo afjaray wareega Group-yada tartanka champions League xilli ciyaareedkan iyada oo haatan isha lagu hayo isku aadka wareega 16 champions League. Waxa haatan la ogaaday 16-ka kooxood ee…

Read More