Dad Badan Ayaan Garan Wanaagga Uu Haysto!

Nin wanaagsan ayaa maalin nin ka soo doonay gabadh uu dhalay inuu u guuriyo , aabaha ayaa ku ogolaaday waxaan uu yidhi “ meherkeeda waxaad soo qaadi doontaa kiish basal…

Read More

Wadahadalkii Doha uga socday Xamaas & Israa’iil oo mar kale burbur qarka u saaran

Ra’iisal Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay inuu sii wadayo qorshihiisa uu ku doonayo inuu meesha kaga saaro Xamaas, isaga oo dhinaca kalena dhaleeceeyey qaraarkii ka soo baxay golaha ammaanka…

Read More

Ra’iisal wasaaraha Israa’iil oo ka horyimid qaraarkii xabbad-joojinta Gaza ee Qaramada Midoobey

Ra’iisal wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa ka horyimid qaraarkii ka soo baxay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey ee ku baaqayay in heshiis xabbad-joojin oo degdeg laga sameeyo marinka Gaza. Ra’iisal…

Read More

Agaasimah Sirdoonka Ruushka oo markii u horraysay si adag uga hadlay Weerarkii Moscow

Agaasimaha Hay’adda ugu sarreeysa Amniga iyo Sirdoonka Ruushka ee beddeshay KGB ee FSB, Alexander Bortnikov ayaa markii u horreysay ka hadlay weerarkii Jimcihii ka dhacay tiyaatarka Moscow ee lagu dilay…

Read More

(Sawirro) Madaxweyne Xassan Shiikh oo abaal-marino lacageed Gudoonsiiyey..

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh ayaa munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka waxa uu afur ku maamuusay Tartameyaasha Quuraanka Kariimka ah, iyadoo ay goobjoog ahaayeen Wasiirka Diinta iyo Awqaafta…

Read More

Dagaal culus oo ka dhacay duleedka Xarardheere & ajaaniib lagu dilay

Ciidanka xoogga dalka, dadka deegaanka iyo maamulka degmada Xarardheere oo is kaashanaya ayaa galabta deegaanka Bacadka Faarax Aadan ku weeraray xoogag ka tirsan Al shabaab oo halkaas isku urursanayey waxaana…

Read More

Somaliland oo sheegtay iney ka hortagtay dayuurado isku dhici rabay, kuna eedeysay DF

Hay’adda Duulista iyo Madaarada Somaliland ayaa mar kale sheegtay iney ka hortagtay dayuuado marayey hawada Somalia oo isku dhici rabay ka dib tilmaamo qaldan oo ay siisay heyadda duulista rayidka…

Read More

Khayre oo ka hadlay khilaafka dastuurka, fariin culusna u diray Xassan Shiikh

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa hadal uu jeediyey kaga hadlay arrimaha dhameystirka dastuurka  ee uu muranka badan iyo khilaafka badan uu ka taagan yahay. Khayre ayaa…

Read More

Bangiga weyn ee Premier oo Agaasime cusub loo Magacaabay (Akhriso)

Guddiga maamulka sare ee Premier Bank ayaa si rasmi ah ugu magacaabay Dr. Maxamed Geedi Jimcaale agaasimaha cusub ee maamulka Premier Bank. Tallaabadan ayaa looga golleeyahay la jaanqaadidda horumarka iyo…

Read More

(Sawirro) Markab xamuul oo si fool xun u jiiray buundo ku taalla Mareykanka

Buundo weyn oo ku taalay dekedda magaalada Baltimore ee gobolka Maryland ee dalka Maraykanka ayaa subaxnimadii hore ee saaka duntay, kadib markii uu jiiray Markab kuwa koonteenarada qaada ah. Markab…

Read More