Maxkamadda Racfaanka oo xukunno kala duwan ku riday Masuuliyiin katirsan dowladda

Maxkamadda Racfaanka gobolka Banaadir ayaa maanta xukunno kala duwan ka soo saartay laba dacwadood oo ka dhan ah mas’uuliyiin ka tirsanaa Wasaaradda Maaliyadda, Bangiga Dhaxe, iyo Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda.…

Read More

Soomaaliya oo saxiixay heshiis looga cafinayo lacag deyn ah oo dhan 1.2 Bilyan

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa saxiixay heshiis Soomaaliya looga cafinayo deyn dhan 1.2 Bilyan oo ay lahaayeen dalalka ku bahoobay naadiga Paris Club. Wasiirka iyo…

Read More

Ciidamada Maamulka SSC-khaatumo oo Maanta lagu bilaabay Hannaanka Diiwaan-gelinta Casriga ah

Ciidamada kala duwan ee Maamulka SSC-khaatumo ayaa Maanta oo ku beegan 14 March 2024 lagu bilaabay diiwaan-gelin rasmi ah. Guddiga Diiwaan-gelinta Taliska guud ee Ciidamada SSC-khaatumo ayaa Saaka bilaabay Diiwaan-gelinta…

Read More

Dowladda Soomaaliya oo faahfaahisay cadadka deynta uu ka cafiyay Naadiga Paris Club

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa saxiixay heshiis Soomaaliya looga cafinayo deyn dhan 1.2 Bilyan oo ay lahaayeen dalalka ku bahoobay naadiga Paris Club. Wasiirka iyo…

Read More

Mareykanka oo meel mariyay sharci sababi kara in dalkaasi laga mamnuuco Tiktok

Aqalka Congress-ka dalka Mareykanka ayaa meel mariyay sharci horseedi kara in gabi ahaan dalka Mareykanka laga mamnuuco isticmaalka barta Tiktok, oo ay ku xiran yihiin malaayiin dadka Mareykanka ah. Xildhibaanada…

Read More

Shil ay galeen Kolonyada Amniga ee Madaxweyne Erdoğan iyo Khasaaro ka dhashay

Kolonyada gaadiidka ee ciidanka ilaaladda khaaska ee ammaanka Madaxweynaha dalka Turkiga  Rajab Dayib Erdoğan ayaa galay shil, waxaana shilkaasi la shaaciyay in uu ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo…

Read More

Wararkii ugu Dambeeyay Dagaal xooggan oo ka qarxay magaalada Baladweyne

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee caasimadda gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi uu ka qarxay dagaal xooggan, oo dhaliyay khasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Sida aan wararka ku…

Read More

Dowladda oo ka hadashay wararka sheegaya in Imaaraadka joojiyay lacago uu ciidanka siin jiray

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ‘dacaayad’ ku tilmaamtay warar sheegaya in uu hakad ku yimid mushaarka qaar ka mid ah ciidamada dawladda, sababo la xariira in mid ka mid ah dalalka…

Read More

Wariye katirsanaa Telefishinka Qaranka oo la dilay iyo dowladda oo ka hadashay

Allaha u naxariistee magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud waxaa lagu dilay wariyihii magaaladaasi telefishinka iyo idaacada Qaranka Soomaaliya uga soo warami jiray Cabdikariin Axmed Bulxan . Sida aan wararka ku…

Read More

Itoobiya oo sheegtay in aanay Awood Dibadeed uga waabanayn heshiiska sharciga ah ee ay la Gashay Somaliland

[embedded content] Hargeysa(Dawan):-Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Itoobiya ee dhawaan la magacaabay Taye-Atske Selassie ayaa sheegay in rabitaanka sharciga ah ee  Itoobiya ee ay ku doonayso inay marin u hesho…

Read More