Xukuumadda JSL oo Sheegtay in Hay’adda Duulista Soomaaliya ay Sababi Gaadhay Shilal Diyaaradeed

Hargeysa (Dawan) Hay’adda Duulista iyo Madaarada Somaliland, ayaa markale sheegtay in hagayaasha diyaarada ee Muqdisho ay sababi gaadheen in ay isku dhacaan laba diyaaradood oo ay kala leeyihiin Emirates Airways…

Read More

“Is-afgaradka Xisbiyadu Waxa uu Somaliland u Jihaynayaa Hirgelinta Doorashooyinka” Gudoomiyaha SONSAF

Hargeysa (Dawan)- Guddoomiyaha Dallada Ururrada bulshada rayidka ah èe SONSAF, Anwar Cabdiraxmaan Warsame, ayaa soo dhaweeyay kulamada maalmihii la soo dhaafay ay yeelanayeen xisbiyada Somaliland. Guddoomiye Anwar wuxuu tilmaamay in…

Read More

17-ka Bisha Ramadaan iyo Guushii Dagaalkii Bader

17-kii bishii Ramadaan ee sanadkii labaad ee Hijriya, waxa ka dhacay dagaal lama filaan ah oo Ilaahay guusha siiyey Muslimiinta oo aad u tiro yarayd. Sidee ayuu dagaalku u dhacay?.…

Read More

“Saddexdayada Xisbi Qaran Waxaanu ku Heshiisney inay inoo Dhacdo Doorasho cadawgeenu ku jabo” Guddoomiye Faysal

Hargeysa (Dawan) Xisbiyada siyaasadda Somaliland ee UCID, KULMIYE iyo WADDANI, ayaa shir saddex geesood ah ku yeeshay magaalada Hargeysa, waxaana kulan lagu falanqeeyey arrimaha u diyaar-garowga doorashooyinka iyo sidii dhammaan…

Read More

Taliyaha Booliska oo la Shiray Hay’addaha ay wada Shaqeynta leeyihiin Ciidanka

Hargeysa (Dawan) Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska JSL Sarreeye Gaas Maxamed Aadan Saqadhi, ayaa shalay kula shiray taliska guud ciidanka booliska madaxda hay’adda caalamiga ah ee wada shaqaynta dhow leeyihiin.…

Read More

Dowladda hoose oo war ka soo saartay Duulaan lagu Qaaday Xaabalihii Naasa Hablood

Hargeysa (Dawan) Masuuliyiinta dowladda hoose ee caasimada Hargeysa, ayaa kormeer ku tagey Xabaalihii hore ee Naasa Hablood ee buuxsamay, waxaaney sheegeen in ay kala kulmeen arrin mucjiso ah, fajiciso ah,…

Read More

Meydka 65 qof oo tahriibayaal ah ayaa laga helay xabaal wadareedyo Libya ah. Qaramada Midoobay

Hay’adda socdaalka adduunka ee IOM ayaa sheegtay in xabaal wadareed ay ku jiraan meydadka ugu yaraan 65 tahriibayaal ah laga helay dalka Liibiya. Hay’adda IOM ayaa sheegtay in xaaladda geeridooda…

Read More

Todoba jeer ayaa laysku mari waayey xabbad joojin ka hirgasha Gaza

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Jimcihii la soo dhaafay mar kale ku guuldareystay inay dalbadaan xabbad-joojin ka hirgasha Qaza ah ka dib markii Ruushka iyo Shiinaha ay diidmada qayaxan…

Read More

Bangiga Itoobiya oo shaaciyay magacyada dad badan oo aan soo celin lacago ay…

Bangiga Commercial Bank of Ethiopia ayaa dhawaan waxaa ku dhacay cilad sababtay in dad badan ay la baxaan lacago badan oo aysan laheyn, waxa ayna taasi dhalisay jahwareer aa u…

Read More

Darawalkii Madaxweyne Farmaajo oo la sheegay in uu isku dhiibay kooxda Al Shabaab !

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in darawalkii gaarka ahaa ee Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo u goostay kooxda Al Shabaab iskuna dhiibay, kaddib markii uu ka baxay magaalada…

Read More