Beel Wareejisay hub loogu tala galay in lagula dagaallamo kooxda Al Shabaab (Sawirro)

Beesha Cabdi Raxmaan Saleebaan oo kamida beelweynta Waceysle Abgaal ayaa wareejisay hub loogu tala galay in lagu caawiyo ciidamada deegaanka Macawuusleyda ee dagaalka kula jira kooxda Al Shabaab. Hubkan ayaa…

Read More

Guddoomiyihii hore ee TPEC oo u sharraxan gudoomiyaha Baarlamanka Puntland

Guddoomiyihii TPEC ee hirgeliyay doorashooyinkii qof iyo cod ee degmooyinka Puntland ayaa lagu wadaa in uu xubin ka noqdo Baarlamanka cusub ee Puntland. Guddoomiye Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa ku guulaystay…

Read More

Golaha Ammaanka ee QM oo isku raacay qaraar ay ku farxeen shacabka Gaza

Ka dib maalmo badan oo wadahadalo xooggani ay ka socdeen xarunta Qaramada Midoobay ee New York, ugu dambayn waxaa Golaha Ammaanku meelmariyey qaraar ku baaqaya in gargaar bini’aadanimo oo degdeg…

Read More

Warsidaha Le-figaro Magazine oo Warbixin Dheer ka Qoray Siday JSL Isu Bixisay Iyada oo aan la Aqoonsan

Wargeysku wuxuu sheegay in kooxaha argagixisada ee ku lug leh dagaalka bariga Sool ay doonayaan inay mijo xaabiyaan xuddunta nabada ee Geeska Afrika Hargeysa (Dawan)- Wargeyska caanka ah ee Le…

Read More

Dawladda Ingiriiska oo uga Digtay Muwaadiniinteeda in ay ka Qayb-Qaataan Colaada ka Taagan Sool

London- Dawladda Ingiriiska ayaa uga digtay muwaadiniinteeda inay ku biiraan colaadda ka taagan bariga Somaliland ee gobolka Sool, maadaama ay taasi noqon karto dembiyo sida uu dhigayo sharciga Ingiriiska, isla…

Read More

Ciidamka Laanta Socdaalka oo Hirgeliyay Qalab lagu Hubinayo Baasaboorada iyo Fiisayaasha Been Abuurka ah

Hargeysa (Dawan) Taliyaha Ciidanka laanta Socdaalka Jamhuuriyadda Somaliland Sarreeye Guuto Maxamed Xuseen Farax (Xiirane) ayaa taliska guud ee ciidankaas ka hirgeliyay qalab casriya oo lagu hubin doono Baasabooradda iyo Fiisayaasha…

Read More

Wasaarrada Deegaanka JSL Oo Gaadiid Kala Wareegtay Wasaaradda Qorshaynta

Hargaysa (Dawan): Agaasimaha guud ee wasaaradda Deegaanka, iyo Isbedelka cimiladda JSL ayaa shalay gaadiid iyo qalab kala wareegay wasaaradda Qorshaynta Somaliland. Sidoo kale waxay isla shalay wasaaradda Qorshaynta qaranka Somaliland…

Read More

Taliyaha Booliska oo ka Hadlay Ahmiyadda Nabad-gelyada

Hargaysa (Dawan): Taliyaha ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland Sareeye Gaas Maxamed Aadan Saqadhi (Daba-galle), ayaa ka warbixiyay kaalinta ay boolisku kaga jiraan qaranimadda. Waxaanu sheegay in ciidanka boolisku ay hal-bawle u…

Read More

Xeer-Ilaaliyaha Guud oo Kormeeray Xeer-Ilaalinta iyo Maxkamadda Balligubadle

[embedded content] Baligubadle (Dawan) Xeer-ilaaliyaha guud ee qaranka Jamhuuriyadda Somalialnd Cabdiraxmaan Jaamac Hayaan ayaa shalay soo kormeeray xafiisyada xeer-ilaalinta, Xabsiga dhexe, Saldhiga Ciidanka Booliska iyo Maxkamadda Degmada Balligubadle ee…

Read More

Guddoomiyaha Ku xigeenka Gobloka Maroodijeex oo u Kuurgalay Xaalada Degaan Beereedka Xaraf

Hargeysa (Dawan) Badhasaab ku xigeenka Gobolka Maroodi jeex khaddar Baaruud ayaa kormeer shaqo ku soo Mmray Deegaanka Xaraf, oo hoos yimaada Gobolka Maroodi jeex. Badhasaab ku xigeenka ayaa kormeerkiisaas shaqo…

Read More