Gudoomiye ku xigeenka Maxkamadda sare ee Puntland oo talooyin sharci ka soo saaray go’aankii SSC

Guddoomiye ku xigeenka Maxkamadda sare ee Puntland Axmed Shiikh Cumar Xasan ayaa talo sharci ka soo saaray go’aankii isimada SSC-Khaatumo ee ku aaddanaa bixitaankooda Puntland. Guddoomiye ku xigeenka ayaa sheegay…

Read More

Musharrax Abshir Cumar Huruuse oo caddeeyay mowqifkiisa go’aankii SSC-khaatumo

Musharrax Madaxweynaha Puntland Abshir Cumar Huruuse ayaa caddeeyay mowqifkiisa arrimaha doorashada 2024 kadib go’aankii SSC-Khaatumo. Bayaan ka soo baxay Musharrax Abshir Cumar ayuu ku caddeeyay in go’aanka isimada dhaqanka iyo…

Read More

Israa’iil oo dad badan oo Shacab ah ku xasuuqday xerada Al-Maghazi iyo Xamaas oo…

Ciidamada milatariga Israa’iil ayaa duqeymo culus oo arxan-darro ah saacadihii lasoo dhaafay ku garaacday xerada qaxootiga ee Al-Maghazi oo ku taalla bartamaha Marinka Qaza ee dhulka Falastiin. War kasoo baxay…

Read More

Musharaxa Villa Soomaaliya Wadato oo ka hadlay Go’aankii Odayaasha SSC Khaatumo

Qoraal uu soo saaray musharaxa madaxtooyada Soomaaliya ku taageereyso doorashada madaxweynaha Puntland Mudane Abshir Cumar Haruuse ayuu kaga hadlay go’aankii kasoo baxay odayaasha dhaqanka SSC Khaatumo. Haruuse ayaa ugu baaqay…

Read More

Sheekh Aadan Madoobe oo la Dar daarmay xubno uu ku jiro Ahmed Jumah (Sawirro)

Muqdisho, December 24, 2023: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa xafiiska Guddiga Saaxiibtinimada Baarlamaanada Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta kulan kula qaatay xubnaha guddiga iyo…

Read More

Madaxwaynaha Maraykanka oo Qalinka ku Duugay Xeerka Iskaashiga Somaliland iyo Dalkiisa

Washington(Dawan)Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa qalinka ku duugay xeerka siyaasadda difaaca Maraykanka ee NDAA ee summaddiisu tahasy H.R 2670/2024,xeerkaas oo suurta gelinaya iskaashigii ugu waynaa ee dhex mara Somaliland…

Read More

Warbaahinta Sunday Tribune oo Shaacisay in Somaliland Aqoonsi ka Dalbatay Koonfur Afrika

Hargeysa(Dawan)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa aqoonsi ay kaga mid noqoto Ururka Midowga Africa AU, ka dalbatay Dawladda iyo xisbiga talada haya ee Koonfur afrika. Sidaasna waxa lagu sheegay warbixin ay daabacay…

Read More

Hay’adda Dekedaha oo ka Hadashay Saameynta Xiisadda Baduhu ku Yeelanayaan Somaliland

[embedded content] Hargeysa (Dawan) Maamulka sare ee hay’adda dekadda JSL iyo wakiillada Maraakiibta oo ku shiray xafiiska maareeyaha guud ee dekadda Somaliland,ayaa ka wada hadlay saamaynta xiisadda baddu  ku…

Read More

Golaha Wakiillada JSL, oo Ansixiyay Xeerka Ciidanka Qaranka

Hargaysa(Dawan):-Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa ansixiyay xeerka Ciidanka Qaranka Xeer Lr. Xxxx kaas oo muddooyinkii u danbeeyay ay kujireen ka doodistiisa iyo faaqidaadiisa, waxaana ka soo qayb galay fadhigan lagu…

Read More

Wasaaradda Deegaanka oo Daah-furtay Faafinta Siyaasadda Qaran Ee Isbedelka Cimiladda

Hargaysa (Dawan):  Wasaaradda Deegaanka, iyo isbedelka cimiladda Somaliland ayaa shalay magaaladda Hargaysa ku qabatay shir lagu daah-furayay faafinta Siyaasada Qaran ee Isbedelka Cimilada Somaliland. Sida ay dhigayso Digreetadii madaxweyne Muuse…

Read More