“Somaliland waxay Dhibane u tahay Jaarka xiga ee Soomaaliya oo ah Dal Guuldarraystay Dhinac kasta..” Amb. Tibor Peter Nagy Jr Diblomaasi Maraykan ah oo isku-tolay aqoonsiga Somaliland iyo Danaha dalkiisa ee Gobolka

 Hargeysa(Dawan)Horumarka jamhuuriyadda Somaliland ee dhinacyada Maalgashiga, xasilloonida siyaasadda gudaha, nabadgelyada iyo ahmiyadda istaraatiijiyaddeed ee uu  leeyahay juquraafi ahaan dhulkeedu ayaa sababay inay indhaha diblomaasiyiinta adduunka u noqoto bidhaan soo jiidasho…

Read More

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Xogahayaha Qaramada Midoobey Mudane…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh oo arrimo muhiim ah kala hadlay Antonio Guterres

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Xogahayaha Qaramada Midoobey Mudane…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Hoggaamiyaha Golaha sare ee Sudan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay magaalada New York,…

Read More

Madaxweyne Siciid Deni oo magacaabay Agaasimaha cusub ee Sirdoonka Puntland

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 61 ee 23-da…

Read More

Arsene Wenger Oo Kashifay Sababta Ay Arsenal Ugu Tartamayso Ku Guulaysiga Premier League.

Arsene Wenger ayaa sheegay in ay Arsenal tahay kooxda u tartamaysa horyaalka premier League xilli ciyaareedkan. Kooxda Mikel Arteta ayaa si fiican ku bilaabatay xilli ciyaareedka cusub iyaga oo badiyay…

Read More

Madaxweynaha Puntland oo isku shaandhayn ku sameeyay Golaha Wasiirada

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saarayXeer Madaxweyne Lr. 59 ee 23da Sibteembar…

Read More

FIFA Virus: Masiibada Dhaawacyada Barcelona Ee Fasaxa Xulalka Oo Sii Badanaysa, Xiddig Kale Ayaa Ka Dhaawacmay

Masiibada dhaawacyada Barcelona ee fasaxa xulalka ayaa sii xoogaysanaysa iyada oo uu xiddig kale ka dhaawacmay kooxda Barcelona xilli uu ku jiray waajibaadka xulka qarankiisa. Xiddiga daafaca ka ciyaara ee…

Read More

Clan Uprising “to reverse Al-Shabaab courts’ rulings on property disputes”

Ma’awisley paramilitaries remind Somalis of 1990s when warlords relied on subclan militias Mogadishu (Commentary) — This…

Read More

Dowladda oo soo bandhigtay Meydadka Xubnihii Al Shabaab ee lagu dilay Sinadhaqa (Sawirro)

Ciidamada dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa kumaandooska oo garab ka helayay ciidamada Galmudug, ayaa deegaanka Sinadhaqa…

Read More