YAAB: England Oo Ka Hadhay Heerka 1-aad Ee Nations League Kadib Guuldaradii Italy.

Xulka qaranka England ayay soo gaadhay ceebtii ugu weynayd ee kubada cagta kadib markii ay ka hadhay heerka 1-aad ee Tartanka UEFA Nations League kadib guuldaradii ka soo gaadhay Italy.…

Read More

Tahriibayaal Soomaali ku jirto oo lagu la’yahay xeebaha Giriiga

Ugu yaraan lix muhaajiriin ah ayaa lagu la’yahay Jasiiradda Leros, Maraakiibta ilaalada xeebaha Giriigga ayaana baadigoobaya…

Read More

Sida la iskugu toobi jiray Geesaha Lo’da oo maanta weli dunida qaar looga dhaqmo (Sawirro)

Faa’iidooyinka laga helo toobinka ma ahan mid halkan lagu soo koobi karo. Kasokow in Suubanaha NNKH…

Read More

Xiddigaha Depay Iyo De Jong Oo Laga Fasaxay Waajibaadka Xulkooda Kadib Dhaawacii Soo Gaadhay, Sidee Ayay Wax U Soo Gaadheen

Maamulka Xulka Qaranka Holland ayaa shaaca ka qaaday in xiddigaha Barcelona ee Memphi Depay iyo Frenkie De Jong ku dhaawacmeen waajibaadka xulkooda isla markaas ku laaban doonaan kooxda Barcelona. Tababare…

Read More

FIFA Virus: Arsenal Oo Dhirbaaxo Kala Kulantay Fasaxa Xulalka, Xiddig Muhiim Ah Ayaa Ka Dhaawacmay.

Kooxda Arsenal ayaa dhirbaaxo kala kulantay fasaxa xulalka kadib markii uu ka dhaawacmay xiddiga khadka dhexe uga ciyaara kooxda ee Thomas Partey. Partey ayaa ka qayb ahaa kulankii saaxiibtinimo ee…

Read More

Bulsho-weynta xaafada Daami oo soo Dhaweeyay Jid casri ah oo loo Dhisay

[embedded content] Qore Khadar M. Xaashi Hargeysa (Dawan):-Qaybaha kala duwan ee bulshada ku nool xaafada Daami ee magaalada Hargeysa, ayaa soo dhaweeyay waddo casriya oo dawladda hoose ee…

Read More

Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Hawlaha guud oo soo Kormeeray Dhismaha cusub ee Dekeda Maydh

[embedded content] Khadar.M.Dhako. Hargeysa (Dawan):-Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Hawlaha guud iyo Guriyaynta Maxamuud  Warsame Jaamac ayaa soo kormeeray dhismaha cusub ee Dekeda Maydh oo gabogabo ku dhaw. Wasiir…

Read More

Wasiirka Waxbarashada oo Daahfuray kulanka Weel-xogeedyada wasaaradda

Qore Khadar M. Xaashi Burco (Dawan);-Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska Somaliland Axmed Maxamed Diiriye (Toorno), ayaa magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ka furay kulanka Weel-xogeedyada wasaaraddaasi. Furitaanka kulankaas waxa…

Read More

Madaxweynaha Somaliland oo Xadhiga ka Jaray Dugsi Baahi wayn loo Qabay

Qore: Faysal Xiis Afgaab Mandheera-(Dawan)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo soo dhammaystay safar  shaqo oo uu ku tegay gobollada bariga dalka, ayaaa socdaalkiisa gobolada bari ku soo gunaanaday…

Read More

“Somaliland waxay Dhibane u tahay Jaarka xiga ee Soomaaliya oo ah Dal Guuldarraystay Dhinac kasta..” Amb. Tibor Peter Nagy Jr Diblomaasi Maraykan ah oo isku-tolay aqoonsiga Somaliland iyo Danaha dalkiisa ee Gobolka

 Hargeysa(Dawan)Horumarka jamhuuriyadda Somaliland ee dhinacyada Maalgashiga, xasilloonida siyaasadda gudaha, nabadgelyada iyo ahmiyadda istaraatiijiyaddeed ee uu  leeyahay juquraafi ahaan dhulkeedu ayaa sababay inay indhaha diblomaasiyiinta adduunka u noqoto bidhaan soo jiidasho…

Read More