Xildhibaano Xawaaraha dhima! Talo Muhiim ah oo ku socota Xildhibaanada Golaha Shacabka

Runtii dhib weyn baa heysta Xildhibaanada 2da Aqal , waxaa sida xabado baas ah loogu furay Sharciyo tiro beel ah oo aaney wada fahamsaneyn, looma ogolaan waqti ay uga soo fekeraan ama ku soo fahmaan nuxurka sharciyadan, iyo mustaqbalka waxa ka dhalan doona.Mogadishu, Soomaaliya

– Advertisement –