Dowlada Somalia oo War ka soo saartay howlgalo lagu beegsaday Al-shabaab (Akhriso)

Dowlada Somalia ayaa faahfaahin ka bixisay howlgalo ka dhan ah Al-shabaab oo ka dhacay gobolada dalka qaarkood  kaasoo ay iska kaashadeen ciidanka Xoogga dalka iyo shacab hubeysan.

“Howlgal culus oo ay iska kaashanayaan ciidanka Xoogga Dalka iyo dadka deegaanka oo ka socda deegaanka Yasooman oo hoos taga degmada Buula-burde ayaa lagu dilay ilaa iyo hadda in ka badan 45 dhagar qabeyaal ah oo ka tirsan Al-Shabaab. Howlgalkaan oo wali socda ayay dowladda Soomaaliya war ka soo saari doontaa marka uu soo dhammaado” ayaa lagu yiri War-saxaafadeed ka soo baxay caawa Wasaarada warfaafinta Xukuumada Somalia oo sidan hoose ku bilowday.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
[email protected]

– Advertisement –






Previous articleJen. Odowaa: “45 ka tirsan Kooxaha argagaxisada ayaan ku dilnay degaanka..”