Masaajid jameecadiisa marka ay dukadaan kaddib Jimicsi ku dhax sameestaan !

Jamaacada masaajidda qaar ee Istanbul waxay subax walba salaadda kaddib kusii negaadaan masjidka si ay ugu jimicsadaan dhexdiisa. Weliba waxay u qabsadeen tababbare jidhis si uu kaga caawiyo. Sidaas darteed…

Read More

Aadan Madoobe oo arrimo muhiim ah kala hadlay Wakiillo katirsan beesha Caalamka (Sawirro)

Guddoomiyaha golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay wakiilada beesha caalamka ee ka howlgala Soomaaliya oo uu hoggaaminaayo Ku-xigeenka Wakiilka Xoghayaha Guud ee…

Read More

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo la kulmay Wakiilo ka socda Beesh Caalamka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay wakiilada beesha caalamka ee ka howlgala Soomaaliya oo uu hoggaaminaayo Ku-xigeenka Wakiilka Xoghayaha Guud…

Read More

Madaxweyne Laftagareen oo la kulmay Wafdi uu hoggaaminayay Tammaam Aloudat

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa qaabilay wafdi uu hogaaminayey madaxa ugu sareeya Hay’adda MSF Tammaam Aloudat Madaxweyne Laftagareen iyo madaxa hay’adda MSF ayaa kulankooda…

Read More

Yuusuf Dabageed oo guddoomiyay kulan u dhaxeeyay Hirshabelle Hay’addaha UN-ka (Sawirro)

Ku-simaha madaxweynaha ahna madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) oo maanta shir-guddoomiyay kulan u dhaxeeyay Hirshabeelle iyo Hay’addaha UN-ka ee ka shaqeeyo arrimaha gargaarka bini’aadanimo. Shirkan waxaa goobjoog…

Read More

Somaliland oo ka codsatay reer Galbeedka in lagala tashado xalka xasaradaha ka taagan Badda Cas

Maamulka Somaliland ayaa ugu baaqday dawladaha reer galbeedka inay xal u helida xasaradaha ka taagan badda cas iyo gacanka cadmeed kala tashadaan maamulada  gobolka ku yaalla oo ay ka mid…

Read More

Dal Afrikan ah oo dadkiisa lacag la’aan uga dhigaya Korontada iyo biyaha ay isticmaalaan

Qaar kamid ah dadka danta yar ee kunool qaarada Afrika ayaa dhibaato badan ku qaba helitaanka biyo iyo koronto, waxa ayna taasi keentay in dadkaasi u dhibtoodaan sidii ay u…

Read More

In ka badan 10 ruux oo ku dhintay dagaal beeleed ka dhacay gobolka Mudug

Faahfaahin dheeri ah ayaa ka soo baxaysa khasaaraha ka dhashay dagaal beeleed xooggan oo ka dhacay miyiga degmada Towfiiq ee gobolka Mudug. Goob-joogayaal ku sugan degmada Towfiiq ee gobolka Mudug…

Read More

Booliiska dalka Kenya oo baadigoob ugu jira nin iska dhigi jiray wax uusan aheyn !

Maxkamad kutaalla dalka Kenya ayaa waaran soo qabasho ah u jartay nin lagu eedeeyay in uu iska dhigi jiray qareen , isaga oon aheyn qareen sidoo kale aan heysan shahaadada…

Read More

Farmaajo oo qaaday tallaabo uu horey ugu dhaliili jiray madaxdii isaga ka horreysay !

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo muddooyinkan ku sugan magaalada Muqdisho ayaa booqasho aan la shaacin ku tagay xarunta Xalane oo ah halka ay degan yihiin safaaradaha reer…

Read More