Dad ku dhaw 100-qof oo bad ku dhintay xilli ay ka cararayeen Cudur deegaankooda ka dilaacay

Ugu yaraan 94 qof oo ay carruur badan ku jireen ayaa  geeriyootay, 26 kalena waxaa lagu la’ yahay nolol iyo geeri, kaddib markii dooni ay la socdeen ay ku degtay…

Read More

Xukun dil ah oo maanta lagu fuliyay ninkii dilay Korneel Maxamuud Cali Xade (Sawirro)

Maxkamadda derajada koobaad ee gobolka Sool ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay Mowliid Maxamed Jaamac oo lagu helay in magaalada Laascaanood ku dilay 24-kii bishii hore ee Maarso Korneel…

Read More

Qaramada Midoobay oo ka digtey khatar ka imaan karta Warshad Nukleer ah oo la duqeeyey

Warshad nukliyeerka ka dhalisa korontada oo kutaalla magaalada Zaporizhzhia ee dalka Ukraine ayaa duqeyn culus lagu garaacay, waxaana jirta cabsi laga qabo in xaalado adag ka dhashay duqeynta warshadaasi. Madaxa…

Read More

Weerar culus lagu qaaday Xubno katirsanaa Al Shabaab oo weerar qorsheenayay iyo Khasaaro..

Diyaarado dagaal oo taageeraya ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa xalay weerar culus ku qaaday deegaan ay isku aruursanayeen dagaallamaal katirsan Al Shabaab , oo la sheegay in ay qorsheenayeen weerar…

Read More

Ciidanka Booliiska Somaliland oo Hrageysa ku qabtay Haween moobeelo soo dhacay

Ciidanka booliiska Somaliland ayaa magaalada Hargeysa ku qabtay labo dumar ah oo lagu eedeeyay in ay soo dhaceen moobeelo dad kale lahaayeen, waxaana haweenka burcada ah iyo moobeeladii ay soo…

Read More

Lacag Magdhaw ah oo gaareysa $17.5milyan oo la siinayo haween xijaabka laga siibay

Booliiska magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa lacag dhan $17.5 milyan ku bixinaya dacwad ay so gudbiyeen labo haween Muslimiin ah oo lagu qasbay inay xijaabka siibaan mar ay…

Read More

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland oo Kulan la Yeeshay Wasiirka Koobaad ee Wales

[embedded content] Wales (Dawan);- Gudoomiyaha Golaha Wakiilladda JSL Mudane Prof Yaasiin Madamuud Xiir (Faratoon), ayaa shalay  kulan la yeeshay Wasiirka 1aad ee Wales Mr Vaughan Gething oo dhawaan loo…

Read More

Gudomiye ku xigeenka koobaad ee golaha wakiilada Somaliland oo Xafiiskiisa ku qaabiley Wefti ka socda UK.

Hargeysa (Dawan):- Gudomiye ku xigeenka koobaad ee golaha wakiilada Somaliland Mudane Siciid Faaxar Mire Giire, xafiiskiisa ku qaabiley wafti ka socday dalka UK Guddoomiye Giire oo si qoto dheer uga…

Read More

Laamaha Ammaanka Somaliland oo Digniino Culus Dul Dhigey Dhallinyarada.

Hargeysa (Dawan) Taliyaha hawl gelinta ciidanka booliska Somaliland Ibrahim Cabdi Maxamuud, ayaa   sheegay in masuuliyiintii nabadgelyada ee ciidanka booliska iyo  kuwa wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland ay kawada hadleen sidii loo…

Read More

Wasaaradda Kalluumaysiga oo Furtay Olole lagu Darsayo Suuqyada Kalluunka Somaliland

Hargeysa (Dawan) Wasiirka Wasaaradda kalluumaysiga iyo hor-u-marinta xeebaha Jamhuuriyadda Somaliland Maxamuud Warsame Jaamac ayaa daah furay olole lagu darsaayo suuqyada kalluunka, si loo ogaado iibkiisa iyo fayo dhawrkiisa. Wasiirka Wasaaradda…

Read More