Xoghayihii guud ee golaha Shacabka oo is Casilay iyo Wasiir hore oo lagu bedelay

Xoghayihii guud ee Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya Mudane Cabdikariin Xaaji Cabdi (Buux) ayaa si…

Read More

Waa kuma Dhaxal-sugihii Al-Shabaab ee Duqeynta diyaaradeed laga dilay ?

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in la dilay Cabdullaahi Nadiir oo ka mid ahaa ragga asaasay Al-Shabaab,…

Read More

Ururrada siyaasadda Puntland oo xujo adag hor dhigi doona madaxweyne Siciid Deni

Dhammaan ururrada siyaasadda Puntland ayaa lagu wadaa in ay bartamaha bishan isu-gu yimaadaan shirweyne looga tashanayo…

Read More

Bulshada Somaliland oo soo Dhawaysay Muddo Kordhinta Guurtidu Samaysay iyo Fulinta Qodob Dastuuri ah

  Cirro wuxuu guddoomiye ku ahaa muddo kordhin 10 sano markaa maxay tuu ku fadhiyay ula xumaan wayday shalay. Qore Khadar M. Xaashi Hargeysa (Dawan):- Bulsho waynta reer Somaliland ee…

Read More

WEEDHA WARGEYSKA:

Go’aanka Guurtidu Cod uga Baahna Xisbiyada Golaha guurtida Jamhuuriyadda Somaliland waa Hay’ad qaran oo leh awooddo iyo waajibaad Dastuuri ah oo qeexan, kaasoo gudashadiisa aanay cidna uga fasax qaadan oo…

Read More

Xukuumadda Somaliland oo Amar Fartay Gaadiidka u kala Goosha gobollada Dalka

Hargeysa (Dawan):-Wasaaradda gaadiidka iyo horumarinta jidadka Somaliland ayaa soo saartay wareegto ay ku amrayso in aanu baraha kaantarool ee dalka dhaafi karin gaadhi aan ruqsadda iyo ogolaanshiyaha rarka iyo rakaabka…

Read More

Madaxda Hay’adda Caymiska Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Madax Dhaqameedka Gabiley

Gabiley (Dawan): Hoggaanka sare ee hay’adda caymiska Somaliland ayaa kulan la yeeshay cuqaasha iyo waxgaradka gobolka Gabiley. Kulankaasi oo ka qabsoomay xarunta badhasaabka gobolka waxaa furay badhasaabka gobolka Gabiley Cabdiqani…

Read More

Tabobare Premier League ah oo Is-casilay, ka dib Guul-darro Xanuun Kulul

Tababaraha koox ka tirsan horyaalka Premier League ayaa ku dhawaaqay in uu iscasilay kaddib guul-darro xanuun kulul oo soo gaadhay kooxdiisa oo ku jirta xilli ciyaareed adag. Intii lagu sii…

Read More

Manchester City oo Xasuuqii ugu Xumaa u Gaysatay Man United

ugu ahayd Etihad Stadium oo ay qaybtii horeba afar gool oo daran-doorri ah ka dhaliyeen iyadoo rikoodho waaweyn loo diiwaangeliyey Erling Haaland oo laba gool ka dhaliyey iyo Kevin De…

Read More

Ciyaartooyo La’aan ku Dhacday AC Milan ka Hor Kulamada Chelsea iyo Juventus

Kooxda kubadda cagta AC Milan ayay ragaadiyeen dhaawacyo ka hor kulamada adag ee Chelsea ee Champions League iyo Juventus oo ay horyaalka Serie A ku ballansan yihiin toddobaadka dambe, waxaanay…

Read More