Imran Khan oo laga mamnuucay inuu xil u tartamo muddo shan sano ah

ISLAMABAD (Dawan) Ra’iisul Wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan ayaa laga mamnuucay inuu xafiis siyaasadeed u tartamo muddo shan sano ah, kadib markii guddiga doorashada dalka ay xukumeen inuu mas’uuliyiinta…

Read More

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la qaatay Madaxda hay’adda Qaxootiga Adduunka

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  kulan la qaatay madaxa hay’adda Qaxootiga Adduunka (UNHCR) mudane Filippo…

Read More

Wajigii Koobaad ee Masaajidka SHAMSUDIIN oo la furay iyo Dhammeystirka inta hadhay oo Bulshada laga codsaday

Hargeysa (Dawan) Wajigii Koobaad ee Masaajidka SHAMSUDIIN oo la Daahfuray iyo    Dhammeystirka inta hadhay oo  Bulshada laga codsaday. Masaajidka Shamsudiin ee xaafada Goljano ee magaalada Hargeysa ayaa si rasmiya loo…

Read More

Markabkii ugu horeeyey ee sida badeecado ganacsi oo ku xirtay dekeda Garacad (Sawirro)

Markab xamuul ah oo sida badeecad ganacsi ayaa markii u horraysay maanta ku xirtay dekedda Garacad…

Read More

Turkiga oo aqbalay in uu xarun u noqdo gaaska dabiiciga ah ee Ruushka

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa saxiixay qorshaha madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ee uu ku doonayo…

Read More

Degaano ka tirsan Sh/dhexe oo ka baxay gacanta Al-Shabaab & Wararkii u dambeeyey

Ciidamada xoogga dalka Soomaliyeed oo taageero ka helaya dadka degaanka ayaa saaka Al-shabaab kala wareegay degaano…

Read More

Filippo Grandi & wafdi uu horkacayo oo Muqdisho soo gaaray (Sawirro)

Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta garoonka Aadan…

Read More

Maxay Soomaalidu ka baran kartaa iscasilaada Wasiiradii arrimaha gudaha UK?

Wasiirkii arrimaha gudaha Ingiriiska Suella Braverman ayaa qiratay inay dembi sharci jebin ah gashay, kaddib markii ay Email-keeda gaarka ah ka dirtay dokumanti dawladdu leedahay oo ay u wadday xildhibaan…

Read More

(Sawirro) Xusuusta Kacaankii dalka ka curtay maanta oo kale 21-kii Oktoobar 1969kii?

Arooryadii hore ee 21-kii Oktoobar sanadkii 1969-kii ayey aheyd markii koox ka tirsan ciidamadii milateriga iyo…

Read More

Markab ganacsi oo markii u horraysay maanta ku xirtay dekedda Garacad

Markab xamuul ah oo sida badeecado ganacsi ayaa markii u horraysay maanta ku xirtay dekedda Garacad…

Read More