Xildhibaan soo Jeediyay in loo Gurmado Bulshada Maanka ka Bukta

Hargeysa (Dawan) Xildhibaan Barkhad Jaamac Xirsi Batuun, oo ka tirsan golaha wakiillada Somaliland, ayaa qaybaha kala duwan ee bulshada ka codsaday in loo gurmado dadka aan xuskoodu dhammeyn, ee dariiqyada…

Read More

Akhriso: Go’aano adag oo kasoo baxay Shir ay yeesheen Siyaasiyiinta iyo Waxgaradka Mudulood

Shir degmada Cadale ee gobolka Shabeelaha Dhaxe ku yeesheen siyaasiyiin, saraakiisha iyo odayaasha dhaqanka beesha Mudulood…

Read More

Maxaa Sababa Niyadjabka Iyo Werwerka

[embedded content] Daraasad lagu baahiyay mareegta Psychological Counseling oo ay sameeyeen koox cilmi baadhayaal Ruush ah ayaa cadaysay in qofku marka uu xaasid noqdo ay noloshiisa waxyeelo weyn…

Read More

Khilaafka Halaaga Ummadaha!

[embedded content] Waxaa laga weriyay Abuu-Hureyra Cabdur-Raxmaan ibnu Sakhar (Rc) inuu yidhi : waxaan maqlay Rasuulkii Allah(Scw) oo leh: “ Waxaan idinka reebo ka dheeraada, waxaan idin farayna…

Read More

Marakaneecooyin daaweysan oo loo Qaybiyay qoysas ku nool magaalada Boorama

Xubinta labaad ee barnaamijkeena caafimaadka ee toddobaadkan waxa aynu ku soo qaadan doona wasaaradda horumarinta caafimaadka Somaliland oo kaashanaysa hay’adda UNICE iyo Afayooko, ayaa magaalada Borama ee xarunta gobolka Awdal…

Read More

Somaliland: Haween Adeeg la’aan Caafimaad U Ummul arooray (Geeriyooday)

Qormadeena  caafimaadka toddobaadkan waxa aynu ku qaadan doona, haween adeeg la’aan caafimaad ugu umul arrooray (Geeriyooday), degaanka Misile, oo dhinaca galbeed ka xiga degmada Boon oo ka tirsan gobolka Salel.…

Read More

Wasaaradda Maaliyadda ee Gabiley oo Hanatay Koobka Xidhiidhka Kubadda Cagta

[embedded content] Waxa lasoo gunaanaday tartanka xidhiidhka kubadda cagta Gabiley oo mudooyinkii u dambeeyay ka socday magaaladaas. Masuuliyiinta xidhiidhka kubadda cagta Somaliland ayaa ka qayb galay xidhitaanka tartanka…

Read More

Chelsea oo Heshiis Dheer La Saxeexday Mid ka Mid ah Xiddigaheeda ugu Mustaqbalka Wanaagsan

Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa xaqiijisay, in uu heshiis waqti dheer ah saxeexay difaaceeda da’da yar ee Trevoh Chalobah oo qalinka ku duugay qandaraas kusii dayn doona Stamford Bridge illaa…

Read More

Iran oo Daqiiqadihii Dheeraadka ahaa ee lagu Daray Ciyaarta Garaacday Xulka Wales

Xulka qaranka Iran ayaa guushii koowaad kasoo hooyey Koobka Adduunka, waxaanay labadii daqiiqadood ee ugu dambeeyey waqtiga dheeraadka ah ku khaarajiyeen Wales oo ay laba gool oo daran-doorri ah ka…

Read More

Senegal oo ugu Horeysay Badinta Wadamada Afrika ee Koobka Adduunka iyo Marigeliyeyaashii oo ugu Hor Hadhay

Senegal ayaa noqotay dalkii koowaad ee Afrikaan ah ee guul kasoo hooya Koobka Adduunka, waxaanay 3-1 ku garaaceen dalka martigelinaya tartanka ee Qatara oo si rasmi ah uga hadhay Koobka…

Read More