Itoobiya oo ka carootay hadal uu jeediyey safiirka Mareykanka ee Addis Ababa

Dowladda Itoobiya ayaa Khamiistii diiday khudbad uu jeediyay safiirka Mareykanka oo ku baaqay in si wanaagsan loo ilaaliyo xuquuqda aadanaha, iyadoo wasaaradda arrimaha dibadda ay khudbaddaas ku tilmaantay “mid aan…

Read More

Wiil 12 jir ah iyo dad kale oo aano qabiil loogu dilay degaan ka tirsan Galgaduud

Allah ha u naxariisto Ayaanle Cabdisalaan Jaamac 12 sano jir kasoo jeeda Goldogob oo ku noolaa deegaan ku dhow Caabudwaaq ayaa waxaa dilay dabley hubeysan oo kasoo jeeda Cadaado. Ayaanle…

Read More

Dagaal gaystay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Galgaduud.

Dagaal beeleed sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay deegaano hoostaga degmada Balanbale ee gobolka Galgaduud. Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in maleeshiyaadka hubeysan oo xoolo dhaqato…

Read More

Aqalka wakiilada maraykanka oo ansixiyey sharciga taageerada Israa’iil.

Aqalka Wakiillada Mareykanka  ayaa ansixiyay sharci loogu magac daray sharciga taageerada amniga ee Israa’iil , kaas oo sidoo kale xaddidaya awoodda Biden ee lagu joojinayo in hubka lagu wareejiyo Israa’iil.…

Read More

Nin isku dayey inuu gubo goob Macbad ay Yuhuudu leedahay oo la toogtay

Booliiska ayaa toogtay nin hubeysan oo isku dayay inuu dab qabadsiiyo macbad ku yaal waqooyiga Faransiiska ee Rouen Jimcihii saaka, sida uu sheegay afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha gudaha Faransiiska.…

Read More

Israel oo War cusub ka soo saartay howlgalka ay ka wado degaanka Rafax

Wasiirka difaaca ee Israa’iil Yoav Gallant ayaa sheegay in Israa’iil ay ciidamo cusub oo dheeraad ah ay “gelin doonto gudaha Rafax” xilli ay ciidamada milaterige ee Israa’iil ay hawlgallo kala…

Read More

(Sawirro) Muuse Biixi oo xalay la caweeyey shacab isugu soo baxay Hargeysa

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa xalay la caweeyey shacab isugu soo baxay barxada Taaladda Taariikhiga ah ee ay saaran tahay Diyaarad la sheegay in lagu xasuuqay shacabkii reer…

Read More

Maxaa DF uga qorsheysan degaanada weli ku jira gacanta Al-Shabaab?

Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay guulaha laga gaaray howlgalladaas iyo qorshaha sii socoshada howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab. La taliyaha Amniga Qaranka Xuseen Macalin ayaa sheegay in dagaallada ka…

Read More

How Puntland Can Re-engage with the Federal Government of Somalia

Dr Hassan Sheikh Mohamud, the President of the Federal Republic of Somalia, and Said Abdullahi Deni, the President of Puntland State of Somalia. Garowe (PP Editorial) — When relations between…

Read More

De Jong edges out Zirkzee in selection for Netherlands’ Euro 2024 squad

Frenkie de Jong will miss Barcelona’s LaLiga finale, yet Netherlands’ coach Ronald Koeman has summoned him. The aged Zirkzee was shockingly left out of the Euro 2024 preliminary roster, with…

Read More