Carragher: Labadan Xiddig Ayay Arsenal Uga Mahad-celinaysaa Qaab Ciyaareedka Fiican Ee Ay Ku Jiraan.

Jamie Carragher ayaa ku tilmaamay Gabriel Jesus iyo William Saliba in ay yihiin ciyaartoyda waxka bedelka ku sameeyay kooxda Arsenal xilli ciyaareedkan. Gunners ayaa sii xajisatay booskeeda hogaanka Premier League…

Read More

Mohamed Salah Oo Isha Ku Haya Rikoodh Ay Dhigeen Xiddigaha Didier Drogba & Sergio Aguero

Weeraryahanka Liverpool Mohamed Salah ayaa doonaya inuu dhaafo rikoor ay heystaan ​​Didier Drogba iyo Sergio Aguero marka ay Reds la ciyaarayso kooxda Rangers kulan ka tirsan champions League. Xiddiga 30…

Read More

Al Shabaab oo hubeesay Odayaal kasoo jeeda Abgaal kuna dhawaaqay Dagaal (Sawirro)

Deegaanka Masaajid Cali Gaduud oo katirsan gobolka Shabeelaha Dhaxe waxaa kulan ku yeeshay odayaal kasoo yeeda…

Read More

Ronaldo, Martinelli, Nkunku, Gvardiol, Messi, Saka & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga.

Waxa xidhan suuqa kala iibsiga maadama lagu jiro bilowga xilli ciyaareedka laakiin arintaas ayaan la macno ahayn in ayna kooxuhu isha ku hayn xiddigo kala duwan. Kooxaha kala duwan ayaa…

Read More

Ciidamo beeleedyo xooggan oo ku ruqaansaday dhulka Al-shabaab kaga sugan yihiin Gobolka Shabeellada dhexe

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaas ay ka baxeen ciidamo beeleedyo xooggan oo…

Read More

Maamulka Man United Iyo Erik ten Hag Oo Go’aan Ka Gaadhay Mustaqbalka Cristiano Ronaldo, Maxaa Cusub?

Manchester United ayaa u ogolaan doonta Cristiano Ronaldo inuu ka tago Old Trafford suuqa January sida ay sheegayaan wararku. 37-sano jirkaan ayaa xagaagii ku riixay inuu ka tago United isagoo…

Read More

Jamie Carragher Shaaca Ka Qaaday Hal Sabab Oo Ayna Liverpool Ugu Guulaysan Doonin Premier League Xilli Ciyaareedkan.

Halyeeyga Liverpool ee Jamie Carragher ayaa sheegay in ay ‘aad u adag tahay’ in Reds ay ku guuleysato horyaalka Premier League ka dib markii ay si xun ku bilowdeen xilli…

Read More

Ian Wright: Arsenal Waa In Ay Garaacdo Liverpool Axada Hadii…..?

Ian Wright ayaa uga digay Arsenal inay ku qasban tahay inay garaacdo Liverpool axada haddii ay doonayaan in ay ku dhamaystaan 4-ta boos ee ugu saraysa horyaalka xilli ciyaareedkan. Gunners…

Read More

Cabdiweli Gaas oo ka digay in Puntland dagaal sokeeye la geliyo

Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa sheegay in Puntland hal mar…

Read More

Shaxda Ugu Fiican Todobaadka Premier League Oo La Soo Saaray.

Waxa la soo afjaray todobaadkii 8-aad ee horyaalka premier League iyada oo la ciyaaray kulamo xiiso leh oo ay xiddigo wacdaro dhigeen. Arsenal, chelsea iyo Man City ayaa gaadhy guulo…

Read More