Wiilka uu dhalay Madaxweynaha Uganda ee Kenya u hanjabey oo xilkii laga qaadey, laakiin la dalacsiiyey

Muhoozi Kainerugaba ayaa laga qaaday xilka taliyaha ciidamada dhulka ee dalka Uganda, maalin kadib markii uu…

Read More

Faransiiska oo lagu eedeeyay inuu xagal daacinayo dagaalka Ukraine

Haddii Faransiisku uu doonayo inuu Yurub ku hoggaamiyo isku tiirsanaan dhanka milateriga ah, maxaa keenay inay yaraato kaalmadiisa ku aaddan dagaalka Ukraine? Waa su’aal ay isweydiinayaan qaar ka tirsan mufakiriinta…

Read More

Trump oo oo ku Sigtay in uu Weerar Cirka ah ku Qaado Mexico

Madaxweynihii hore ee Maraykanka, Donald Trump, ayaa mar ku sigtay inuu xilka ka qaado Inantiisa Ivanka iyo seygeeda Jared Kushner oo labaduba ahaa la-taliyayaal sare oo ka tirsanaa Aqalka Cad.…

Read More

Waa kuma Hoggaamiyaha Da’da yar ee afgambiga ku qabsaday Burkina Faso?

Hoggaamiyaha cusub ee ciidanka afgambiga ku qabsaday dalka Burkina Faso, Kabtan Ibrahim Traore, wuxuu noqonayaa hoggaamiyaha ugu da’da yar ee gobolka. Waa askari taliskii ka horreeyay ku dhaliilay “istraatiijiyad aan…

Read More

Ukraine oo magaalooyin cusub ka qabsatey Ruushka ku soo duuley

Dhamaadka todobaadka waxaa jiray warbixino ku saabsan guulaha Yukreeniyaan ee ka soo baxaya gobolada Ruushku qabsadey.…

Read More

Dab ka kacay suuqa Kismaayo

Dab xoogan ayaa caawa saqdii dhexe ka kacay suuqa shidaalka ee magaalada Kismaayo, kaas oo geystay…

Read More

Inter Milan Oo Garaacday Barcelona & Kooxda Xavi Oo Halis Weyn Ku Jira.

Kooxda Inter Milan ayaa garaacday Barcelona kulan ka tirsanaa kulankii 3-aad ee wareega Group-yada kulan ka dhacay garoonka San Siro. Kulanka ayaa ahaa mid isku dheeli tiran oo ay labada…

Read More

Liverpool Oo Guul Ay Qalantay Ka Gaartay Rangres Ka Dib Ciyaar Ha Dhinac Aheyd

Sheekada Ciyaarta: Liverpool ayaa nasiinada ug dirtay kooxda Rangres hal gool oo nadiif ah ka dib ciyaar Liverpool ka sheegteen qasaarinta fursado xaqiiq ahaa . Bandhiga Liverpool ma xumeyn ee…

Read More

Maareeyaaha Garoonka Aadan Cadde oo ka hadlay Warqad lagu baahiyay Warbaahinta

Waxaa saacadihii lasoo shaafay warbaahinta qaar iyo baraha bulshada lagu baahiyay warqad la sheegay in ay…

Read More

Guddi Qiimeyn ku sameeya Khasaaraha ka dhashay Qaraxii Baladweyne oo la magacaabay (Magacyada)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Magacaabay Guddiga Gurmadka iyo Qiimeynta Khasaarihii ka…

Read More