Xaalada Dhaawacyada Barcelona Oo Sii Xumaanaya & Xiddig Kale Oo Ku Biiray Liiska Dhaawacyada

Kooxda Barcelona ayaa ku dhawaaqday in Franck Kessie uu dhaawac ka soo gaaray bowdada intii lagu jiray tababarkii subaxnimadii Arbacada, waxaana uu haatan wajahayaa inuu garoomada ka maqnaado. Xiddiga khadka…

Read More

Aabaha Haaland Oo Sheegay Sababta Uuna Wiilkiisu U Noqon Doonin Xiddiga Ugu Goolasha Badan Taariikhda Premier League.

Alf-Inge Haaland ayaa sheegay in wiilkiisa Erling laga yaabo inuusan joogin England muddo dheer oo ku noqdo gooldhaliyaha ugu sarreeya taariikhda Premier League. Xiddiga reer Norway ayaa qaab ciyaareed cajiib…

Read More

Erik ten Hag Oo Shaaca Ka Qaaday Sababta Uuna U Ciyaarsiin Casemiro.

Tababaraha Manchester United Erik ten Hag ayaa sharaxay sababta saxiixii xagaaga ee Casemiro uusan ugu bilaaban shaxdiisa kulamada ilaa haatan xilli ciyaareedkan. United ayaa 70 milyan oo euro ka soo…

Read More

Bog Villa Somalia ku leedahay baraha bulshada oo la jabsaday, laguna baahiyey..

Bogga Villa Somalia ku eedahay barta Instagram ayaa u muuqda in la jabsaday oo lala wareegay,…

Read More

Madaxweyne Deni oo Garawe ka Daah-furay Bandhigga Carwada Shaqo (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta daah-furay Bandhigga Carwada Shaqo oo Garoowe ka…

Read More

Madaxweynaha Puntland oo ku baaqay in loo midoobo dagaalka Al-shabaab

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dadka Soomaaliyeed ugu baaqay in loo midoobo dagaalka Al-shabaab,…

Read More

Liverpool Oo Diyaarinaysa Dalab Ay Ka Gubdinayso Xiddig Khadka Dhexe Ka Ciyaara.

Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay dalab ka gudbiso saxiixa xiddiga khadka dhexe ee kooxda Inter Milan ee Marcelo Brozovic. Inkasta oo ay Arthur Melo amaah…

Read More

Anthony Martial Oo Hal Shardi u Xidhay Man United Si Uu Heshiis Cusub Ugu Saxiixo Kooxda.

Anthony Martial ayaa lagu soo waramayaa inuu doonayo in uu ballan qaad ka helo tababaraha Kooxda Man United ee Erik Ten Hag ka hor inta uuna qalinka ku duugin heshiis…

Read More

Sheekh Aadan Madoobe oo Arrimo Muhiim ah kala hadlay Safiirka Imaaraadka (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku…

Read More

Itoobiya oo aqbashay inay wadahadal la gasho TPLF

Xukuumada Itoobiya ayaa sheegtay inay si shuruud la’aan ah ku aqbashay dhex-dhexaadinta Midowga Afrika ee Itoobiya…

Read More