Iker Casillas Oo Magacaabay 5-ta Goolhaye Ee Ugu Fiican Adduunka.

Goolhayihii hore ee kooxda Real Madrid Iker Casillas ayaa liiska 5-ta goolhaye ee ugu sarreeya ka saaray goolhayaha Liverpool Alisson Becker. 41-sano jirkaan ayaa iska dhigay mid ka mid ah…

Read More

Thomas Tuchel Oo Afka Furtay Markii Ugu Horaysna Ka Hadlay Shaqo Ka Caydhintiisii Chelsea.

Thomas Tuchel ayaa shaaca ka qaaday in uu aad uga xumaaday go’aankii ay kooxda Chelsea ku cayrisay horaantii todobaadkan. Subaxnimadii Arbacada, kooxda Premier League ayaa ku dhawaaqday inay shaqada ka…

Read More

Xasan Sheekh oo Xaliyay Cabashadii Beesha Galmaax xilal cusubna u ballanqaaday (Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay xarunta madaxtooyada Soomaaliya ku qaabilay siyaasiyiin, waxgarad iyo ganacsato…

Read More

Xisbiyadda Mucaaridku ha ka Tanaasulaan Jidka Qodaxda leh ee ay Qaadeen

Cumar Maxamed Faarax Jamhuuriyadda Somaliland waa 31 jir, dawladnimadeeduna adkaatay oo ka gudubtay marxalad ay dabayluhu ruxi karaan Qarannimadeeda jiridaysatay ee innagu taagan  qiimaha adag iyo xinjirta geesiyo badan oo…

Read More

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha oo kulan la Qaatay Hay’adda Maamul Wanaagga

Hargeysa (Dawan):-Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha  Maxamed Kaahin Axmed, ayaa shalay  kulan la qaatay masuuliyiinta Hay’adda Maamul Wanaaga, kulankaas oo ka qabsoomay Xarunta Wasaaradda Arimaha Gudaha ayaa waxa ay kaga wadahadleen…

Read More

Wasiir Sacad oo Daahfuray Doodda iyo Falanqaynta Miisaaniyada 2023-ka ee Wasaaradda Maaliyadda iyo Hay’addaha Dawladda

Hargeysa (Dawan)   Wasaaradda horumarinta maaliyadda Somaliland iyada oo ku guda jirta, isla markaana  raacaysana geedi socodka diyaarinta Miisaaniyadda 2023-ka, waxay si rasmi ah   u bilowdey wada xaajoodka iyo falanqeynta Miisaaniyadda…

Read More

Guddida Qandaraasyada oo go’aan ka soo saaray laba mashruuc lagu tartamay fulintooda

Hargeysa(Dawan):-Guddida Qandaraasyada Qaranka ayaa ku dhawaaqay go’aanka laba mashruuc dhaam-biyood oo laga kala qodayo degmooyinka Baligubadle iyo Xaaji Saalax Maalintii shalay. Labadan Mashruuc oo laga maalgelinayo Miisaaniyadda Qaranka, waxa fulinaya…

Read More

Real Madrid oo la Qaban waayay Iyagoo Gaadhay Guushii 5-aad ee Xidhiidh ah

[embedded content] Real Madrid ayaa guul soo laabasho ah ka gaadhay Real Mallorca oo marti u aheyd iyadoo gool lagaga hormaray ku bedelay afar gool xilli Vinicius Jr…

Read More

Barcelona oo Iibinaysa Afar Ciyaartoy oo ay0 Ku Jiro Frenkie De Jong

Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa dhamaystirtay 28 hawlgal oo ciyaartooyo imanaya iyo kuwo ka baxay Camp Nou bilihii ugu dambeeyey, waxaana la filayaa in arrintaasi sii socon doonto oo suuqa…

Read More

Ma Sidan Baa u Dambaysay Cristiano Ronaldo

Ciyaartoyda Manchester United ayaa doonaya in la fadhiisiyo oo kursiga kaydka uu ku jiro xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo, kaas oo ay u arkaan in haddii uu ciyaaro uu…

Read More