Xulka Spain oo iskoor cusub dhigtay Ciyaaraha adduunka ee ka socda Qatar (Sawirro)

Guruub E Xidigaha Xulka Spain oo iskoor Cusub ka sameeyay Koobka Aduunka ka dib markii ay 7-0 uga badiyeen Xulka ka yimd Bartamaha koonfurta America ee Costa rica

Xidigaha Xulka Spain ayaa caawa kulankoodii 1 ee Guruubka E Koobka Aduunka 2022 waxay 7-0 kaga badiyeen Xulka Costa rica iyadoo natiijadan ay ka dhigan tahay mid aan la jabin karin koobkan.

Waxaa goolashaasi labo ka mida dhaliyay fenan tores oo nambarka 1 u ciyaara Barcelona halka goolasha kale la kala qeybsaday.

Waxaa guruubkan ku horkacaya min 3 dhibcood Xulalka Japan iyo Spain oo heysata koobkii Adduunka ee la qabtay sanadkii 2010.

Waxaa sidoo kale caawa dhici doona kulamo adag oo midkood uu dhexmaraya xulalka  Portugal oo uu hogaaminayo Cristiano Ronaldo iyo Ghana oo ka mid ah xulalka qaarada Afrika ee ka qeyb galaya tartanka.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
[email protected]

– Advertisement –






Previous articleMadaxweyne Xassan Shiikh oo mar kale ku wajahan degaanada Puntland (Sababta)