Shirkadda Caanka Noqotay!

Facebook

Twitter

Google+

Pinterest

WhatsApp

Walt Disney  wuxuu ahaa ganacsade iyo filim soo saare Maraykan ah oo ku dhashay sanadkii 1901 Chicago, wuxu ka shaqayn jiray wargeysa dalkaasi ka soo baxa. Agaasimaha wargeyska ayaa shaqada ka eryay isagoo sheegy in aanu lahayn curinta fikrado cusub oo lagu horumarin karo wargeyska iyo sheekooyin mala awaal ah oo xiiso leh.

Laakiin Walt markii taasi ku dhacday muu quusan wuxu go’aansaday inuu noqdo qof  leh curinta qisaska khayaaliga ee filimada laga sameeyo inkasta oo uu marar badan ku fashilmay .

Laakiin  Mr.Walt ugu danabaystii wuxu curiyay sheekadii uu ku caan baxay ee filimka laga dhigay ee la odhan jiray Barafka Cad “ Snow White” .

Haddaba Mr.Walt isagoo dhintay sanadkii 1966 haddana shirkaddiisa 

Facebook

Twitter

Google+

Pinterest

WhatsApp

Previous article