Shiikh Shariif: “Lama aqbali karo dib u faagista qabuuraha Iskool Boolisiya”

Madaxweynihii hore ee Somalia Shariif Shiikh ayaa si kulul uga hor yimid go’aanka DF ay ku bixisay in 10 cisho gudahood lagula baxo meydadka ku aasan qabuuraha Iskoolo Buluusiyo ee magaalada Muqdisho oo ay ku aasan yihiin kumanaan qof.

“Waxaan aad uga xumahay arrinta dib u faagista qubuuraha Iskool Boolisiya ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ku aasan yihiin dad badan oo shacab ah oo dhowrkii sano ee la soo dhaafay lagu aasayay” ayuu yiri shariif oo War saxaafadeed soo saaray.

HOOS KA AKHRISO WAR SAXAAFADEEDKA

– Advertisement –






Previous articleVilla Somalia oo war ka soo saartay kulankii Xassan Shiikh & Jonas Gahr Støre