Noqo Qof Daacada Ah!


Waxaa laga weriyay Abuu-Hureyra Cabdur-Raxmaan ibnu Sakhar (RC),
”inuu yidh: “Waxaan maqlay Rasuulka Allah (scw) oo leh : “ Waxaan idinka reebo ka dheeraada, waxaan idin farayna la yimaada intaad awoodi kartaan, waxa halaagay dadkii idinka ka horeeyey su’aal badnaan iyo khilaafkii Nebiyadooda.” (Bukhaari iyo Muslim)

Waa in qofku ka dheeraado dunuubta carabka. Waayo taasi ayaa horseeda muranka badan, iyo su’aasha badan.  Waa inaad noqoto qof run sheeg badan oo daacad ah. Dadkana waxa uu khayr badan ka ugu waxtarka badan.






Previous articleCaalamka Iyo Qaanuunada Yaabka Leh!
Next articleMuxuu yahay dukumentiga laga xanibay in laga daawado Hindiya ee ku saabsan Modi?