Guddiga Doorashada Somaliland oo shaaciyay xilliga ay dhacayaan Doorashooyinka Guud

Guddiga Doorashooyinka maamulka Somaliland ayaa maanta oo Sabti ah ku dhawaaqay jadwalka doorashada madaxtooyada iyo doorashada tooska ah ee xisbiyada ka jira deegaannada maamulka Somaliland

Qoraal ay soo saareen guddiga doorashada Somaliland ayey ku shaaciyeen in ay doorashooyinka halmar wada qabanayaan marka ay tariikhdu tahay 13-ka bisha November ee sanadkan 2024.

Halkan ka akhriso qoraalka kasoo baxay guddiga doorashada Somaliland

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
[email protected]

– Advertisement –






Previous articleWasiir Cali Xoosh iyo Masuuliyiin kale oo maanta kormeer ku tagay Xarunta NIRA (Sawirro)