Ciidamada Somaliland oo la wareegay degmada Boocame ee Gobolka Sool

Wararka ka imaanaya Gobolka Sool ayaa sheegaya in Ciidamada Somaliland ay saaka la wareegeen degmada Boocame…

Read More

Masuuliyiin iyo Saraakiil ciidan oo gaaray Deegaanka Masaajid Cali Gaduud (Sawirro)

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Mayre Makaraan , oo ay wehliyaan saraakiil ciidan oo katirsan…

Read More

Taliyaha Laanta Socdaalka oo Hortagey Guddida Amniga iyo Difaaca Qaranka ee Golaha Guurtida Somaliland

[embedded content] Hargeysa (Dawan) Guddi hoosaadka amniga iyo difaaca Qaranka ee golaha guurtida Somaliland, ayaa maanta xarunta golaha ugu yeedhay taliyaha laanta socdaalka iyo jinsiyada ee Somaliland, sarreeya…

Read More

Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Horseed oo lagu soo Dhaweeyay Magaalada Laascaanood

[embedded content] Laascaanood(Dawan):-Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Horseed Cabdilaahi Xuseen Iimaan Cabdilaahi Darawal iyo hogaanka Ururka  ayaa shalay  si balaadhan loogu soo dhaweeyay Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobalka Sool. Guddoomiyaha…

Read More

Xukun Dil ah oo lagu fuliyay Saddex nin oo ka dambeeyay qaraxyo ka dhacay Muqdisho

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay xukun dil ah ku fulisay saddex nin oo…

Read More

Ra’iisul wasaare Xamse oo booqday dhaawacyadii qaraxyadii isgoyska Soobe

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xalay ku booqday isbitaallada Madiina, Banaadir…

Read More

Luiz Inacio oo ku guulaystay xilka Madaxweynaha dalka Brazil

Madaxweynihii hore ee waddanka Brazil Luiz Inacio Lula da Silva ayaa ku guulaystay doorashadii madaxtinimada ee…

Read More

Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo baaq ka dhan ah Al Shabaab u diray Shacabka Soomaaliyeed (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa xalay ku booqday isbitaallada Madiina, Banaadir…

Read More

Golaha Wasiirada oo yeeshay kulan deg deg ah oo laga soo saaray Sagaal qodob (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa caawa shir guddoomiyay shir Golaha Wasiirrada oo…

Read More

Madaxweyne Xassan Shiikh oo dhiig ugu deeqay dhaawacyada qaraxyadii Soobe

Madaxweynaha Somalia Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhiig ugu deeqay dadka waxyeeladu ka soo gaartay qaraxyadii…

Read More