(Akhriso) DF oo War kulul ka soo saartay fal ay ku kaceen Al-Shabaabkii ka baxay Aadan Yabaal

Dawladda Soomaaliya ayaa cambaareysay talaabo ay kooxda Al-shabaabkii ka baxay degmada Aadan yabaal ku laayeen raggii kaga dhaawacmay dagaalka ay la galeen ciidamada DF.

Qoraal ka soo baxay Wasaarada warfaafinta ayey ku sheegtay in Al-Shabaab ay dhameystireen in ka badan 100 dagaalyahan oo kaga dhaawacmay dagaalkii Aadan Yabaal ayna ku aaseen Xabaal wadareed, iyadoo dowladu xustay in dhalinyaradaas la qalday ay heli lahaayeen daaweyn iyo daryeel Caafimaad.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA OO DHAMEYSTIRAN

– Advertisement –






Previous articleCali Guudlaawe oo safar dhulka ah ku maray degaano laga saaray Al-Shabaab (Sawirro)